Wararka Soomaaliya
Munaasabad Ka Dhacday Degmada Afmadow Ayaa Maanta Waxaa Hub Farabadan Ay Ku wareejiyeen Ganacsatada Degmadaasi Wilaayada Jubooyinka
Hubkaani ayaa waxa ay Isugu Jireen Qoryaha Fudud Noocyadiisa Kala Duwan Iyo Rasaas Aad U Farabadan Oo Ay Ganacsatada Ay Ugu Talagaleen Difaacida Diinta Allaah Waxaana Sheegeen Ganacsadata Oo Munaasabadaasi Ka Hadlay In Ay Sii wadi Dinaan Taageerida Mujaahidiinta U Taagan koryeelid Kutaabka Allaah Waxaan Cadada Hubkaasi ayaa waxa Uu Gaarayay In Ka Badan 150Qorri Oo Nooca Fudud Ah
MAdaxda Mujaahidiinta Ee Jubooynka Oo Halkaasi Ka Hadlay Ayaa Kaga Mahadceliyay GanacsatadiiI Isku Hooshay Taakuleenta Mujaahidiinta Waxa Ayna Shegeen In ay Leeyihiin Ganacsatadaasi Ajirka Ay Leeyihiin Mujaahidiinta Dagaalka Kula Jira Gaalada
Wareejinta Hunkaani ayaa waxa ay Imaaneysaa Xilli Dagaal Uu Ka Socda Soomaaliya Kaasoo U Dhaxeeyab Xaqa Iyo Baadilka
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





