Dowladda Uganda oo Mag Dhaw Weydiisatay TFG-da Iyo Wafdi Uu Hogaaminaya Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Oo U Duulay Kampala

0
630

Madaxweynaha dalka Uganda Yuwery Musafary ayaa makdhaw lacageed weydiistay Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee soomaaliya madaxweyne Shariif

Tfg-da ayaa waxaa loo haystaa makdhawga ciidamo ka tirson kuwa Uganda oo dhawaan lagu laayay fariisin ay ku leyihiin wadada maka al-mukarama ayadoona Musafani uu si weyn ugu carooday dhabarjabka loo geestay ciidamadiisa ka dib marka ay ka dhaqaaqeen fariisimooyinkii ay ku lahaayen qeybo ka tirsan magaalada muqdisho

dhanka kale wafdi uu hogaaminayo madaxweyne shariifka soomaaliya ayaa u duulay magaalada Kampalla ee xarunta dalkaasi Uganda isagoona wax laga weydiindoono Qarax yadii dhawaan lala begsada ciidamada shisheeye waxa una ka qeybgali doonaa malinta barito ah shir looga hadli doono Qilaafka hareeyay hogaank Tfg-da.

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953

 

(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)