Yuusuf Max’ed Siyaad Indha Cade Iyo Max’ed Faarax Rooble Goobaale Oo Soo Kala Dhex Galay Khilaaf Sababay Gacan Ka Hadal

0
252

Qilaafkaani ayaa la sheegay inuu yimid kadib Markii Ee Lakala Safteen Madaxweyne Shariif Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan

Saraakiil Ka Tirsan TFGda Ayaa Waxa ay U sheegeen Warsom In Qilaafka Sarlka Uu Ku hayo Cidii Hogaaminleheed Ciidamo Qaab Qabaa’ileed U Dhisan Oo La Yiraahdo Ciidamada Daraawiishta Waxaana Goobaale Uu K7u doodayaa In Uu Taliye U Yahay Ciidamadaas Halka Yuusuf Indhacdena Uu Sheegayo in Ciidamadaas Ay Yihiin Kuwa Isaga K amar qaadanjiray

Indhacade Ayaa dhawaan Sheegtay In Uu Yahay Janaraal Ka Tirsan TFGda Waxaana Goobaale Uu La safafanyahay Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Halka Indhacadena Uu Ka Haysto Balanqaad Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ku Aadan In Uu Helayo Xil Haduiu Ku Guuleysto Jagada Madaxweyne Nimada SoomaaliyaWaxaan Hada Socda Waan waan Ay Wadaan Odayaasha Goobaale Iyo Indhacade Dhawaana Waxa ay Aheed markii Iska Horimaad Uu ku dhexmaray Ciidamo Kala Taabacsan Yuusuf MAx’ed Siyaad Indhacade Iyo MAx’ed Faarax Jimcaale (Goobaale)

 

 

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953

  

info@warsom.com & webmaster@warsom.com