Ibraahim Jekey Iyo C/qaadir Dulyar Ayaa Dagaalkooda Waxa Uu Gaaray In ay Isku Soo Qaataan Qoryo Islamarkaana Maleeshiyaad Isku Soo Kaxeestaan Dagaalkooda Ayaa waxa Uu Salka ku Hayaa Isqabqabsi Ku Aadan Maamulka TVgaasi Ee Qeebta Magaalada Muqdisho
C/qaadir Dulyar Ayaa La sheegay In Uu Isku Dayay In Uu Meehsa Kala Wareego Ibraahim Jekey Oo Madax Ka ah Xafiiska Universal TV Ee Magaalada Muqdisho Waxaana Jekey uu Ku Lafa Diriray Sii Haysashada Xafiiska TVga Uu Ku Leeyahay Magaalada Muqdisho Taasi Oo Keentay In Xabsi Uu Dhigo C/qaadir Dulyar Ibraahim jekey
Intaasi Kadib Ayaa Ibraahim Jekey Waxa Uu Sameestay 4 Ilaalo Oo Uu Isaga Daafacayo Maleeshiyaadka Uu Wato C/qaadir Dulyar Iyadoona Dulyar Uu Ku Guuldareestay In Uu Kursiga Ka Rido Ibraahim Jekey
Warar ay heshay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ayaa waxa ay Sheegyaan In Maamulaha TVga Aflagaadeeyay Suubaneheena Max’ed (SCW) Oo Magaciisa Lagu Sheegay Axmed Ayaa waxa Uu warqad U Soo Diray Shaqalaha TVga Ee Muqdisho Taas Uu Ku sheegay in Xafiiska Madax uu Ka yahaya Ibraahim Jekey Ayadoo Shaqadana Laga Fadhiisiyay C/qaadir Dulyar Horay ayaa waxaa loo yiri Labadii Xaqdaro Ku Heshiisa Xaqa Ayay Ku Diriraan.
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)