Madaxweynaha Libya Qadaafi oo La Tuhunsan Yahay In uu Geeriyooday Ama Uu Dhaawacan Yahay

0
643

Madaxweynaha Libya Qadaafi oo La Tuhunsan Yahay In uu Geeriyooday Ama Uu Dhaawacan Yahay

Posted On:

Monday 25 April 2011  (Warsom) Mogadishu Somalia

Wararka Laga Helaya Dalka Libya ayaa Sheegayaa In Diyaarada dagaalka Ciidamada Nato ay Saakay Duqeyey Hoy La Tuhun San yahay In uu Ku Jiray Madaxweynaha Dalka Libya Mucamar Al Qadaafi

Wararka ayaa Waxa ay Intaa Ku Darayaan In Dhismaha Ay Duqeeyey Ciidamada Nato uu Horey Xafiis U Ahaa Qadaafi Isla Markaanan Uu Kulamada Madaxda Kula Qaadan Jiray

Sidoo Kale Masuul U hadlay Dowladda Libya ayaa Shaki Galiyey In Uu Madaxweyanaha Ku Suganaa Halka ay Duqeeyeen Ciidamada Nato

Tuhunka Laga Qabon In uu Geeriyooday Dhismaha La Tuhun San Yahya In uu Ku JIray Qadaafi ayaa Waxa uu Beenoobi Karaa Markii Uu Hadlo MR Qadaafi

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)