Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka tirsan Ciidanka Midowga Africa ee Amisom, Iyagoo ka wad hadlay Xoojinta Wada shaqeynta, iyo xaqiijinta amniga guud.
Madaxweyne Waare ayaa waxaa kulanka Saraakiisha AMISOM uu la qaatay ku wehlinayay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka...
waxa maanta si rasmiya u bilaabmay ololihii doorashoyinka Somaliland, waxaana maanta ololihiisa bilaabay oo kalkiisa noqotay xisbiga UCID oo bakhtiyaa nasiib u helay inuu maalinta koowaad uu noqdo, halka maalinta labaad uu noqday xisbiga KULMIYE, maalinta sadexaad uu noqday xisbiga WADANI.
Goboladda iyo degmooyinka Somaliland waxa isku soo baxyo waaweyn...
War murtiyeed ayaa ka soo baxay golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ay ku mideysan yihiin shanta Madaxweyne dowlad goboleed, waxaana looga hadlay xaalada guud ee dalka iyo qodobo kale.
Warka ka soo baxay madaxda dowlad gobolleedyada oo ka kooban 8 qodob ayaa ugu horeyn looga tacsiyadeeyay umadda Soomaaliyed qaraxii ay...
Midowga Yurub ayaa shaaciyay in ay si deg deg ah uga qeyb qaadan doonaan gurmadka loo fidinaayo dadkii ay waxyeelado kasoo gaartay Qaraxii Xoogganaa ee 14-kii Bishaan ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Kulan deg deg ah oo ay yeesheen Jimcihii ayay sheegeen xubno ka tirsan Midowga yurub in Maraakiib Sida dawooyin...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad loo xiray Qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho Muqdisho.
Waxaa uu sidoo kale sheegay in hay’addaha Amniga ay hayaan xog ku saabsan Qaraxii Zoobe, islamarkaana dhawaan ay soo bandhigi doonaan.
Wasiirka ayaa xaqiijiyay in...
Waxaa dib u dhacay maanta oo Sabti ah kulan wada jir ah oo ay isugu iman lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka labada Aqal islamarkaana uu ka qeybgali lahaa madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Kulanka oo noqon lahaa mid aan caadi aheyn oo madaxweynuhu isugu yeeray labada Aqal ayaa looga hadli lahaa...
Waxaa dib loo furay loona fasaxay in ay isticmalaan dadka iyo gadiidka waddada Zoobe oo 14kii bishan uu ka dhacay qarax galaaftay nolasha dad ku dhaw 400 oo ruux oo Soomaali ah.
Gadiidka dadweynaha ee BL -ka ayaa saakay halkaa maraya waxaana sidoo kale lagu arkayaan dad weyne dib u...
Kumanaan dadweynaha reer Muqdisho ah ayaa maanta Salaadii Jicmaha kaddib waxaa ay Janaaso wadareed ku tukadeen baraxada Isgoyska Zoobe oo Sabtidii 14kii bishan uu ka dhacay qaraxii cuslaa.
Dadkan oo ay hoggaaminayeen Culumaa’udiin ayaa barxadii uu qaraxa ku laayay boqolaalka qof istaagay, waxaa ay u duceeyeen dadkii ku dhintay musiibadaas
Sheekh...
Dooddii ugu horeysay Taariikhda ee musharaxiinta saddexda xisbi ee Somaliland loo qabto ayaa xalay ka dhacday magaaladda Hargeysa, taas oo la iskugu keenay saddexda musharax ee kala ah Musharax Muuse Biixi Cabdi oo ka socday xisbiga KULMIYE, Musharax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaaahi Cirro oo ka socday xisbiga WADDANI iyo musharax...
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa la kulmay Taliyaha Ciidamada AMISOM Jen, Cusmaan Nuur Subagle iyo saraakiisha ugu sareysa ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, iyagoo isla soo soo qaaday sida ay lagama maarmaan u tahay in la sii xoojiyo howlgallada ka dhan ah...


















