Iyadoo dhawaan Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha lagu sheegay in la soo afjaray Khilaafkii u dhaxeeyay Rungta Ganasiga ayaa waxaa arintaa ka hadlay Guddoonka sare ee Rugta Ganacsiga oo ka hor yimid qoraalkii hore ee ka soo baxay wasaaradda.
Akhriso Qoraalka Rugta Ganacsiga :
warsom2011@gmail.com
Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq ay si deg deg ah oo shuruud la’aan ah u joojiyaan dagaalka.
Qorshaha Dawladda Federaalka ayaa ah in si deg-deg ah ay u joojiso dagaallada iyo...
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Garowe ee xaruunta dowlad goboleedka Puntland ayaa la kulmay will da’yar oo aftahan ah si weyna u taageeray markii la doortay madaxweyne Farmaajo bishii Feb 8 ee sannadkii la soo dhaafay.
Wiilkan oo lagu magacaabo Mustafa Cabdiraxmaan ayaa doorashadii...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiga la socda oo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Garoowe ayaa goor dhaw u dhaqaaqay dhinaca magaalada Qardho ee gobolka Karkaar.
Wariye Ibraahim Baafo oo la socda Wafdiga madaxweynaha ayaa sheegay in safar dhulka ah uu madaxweynaha ugu anbabaxay magaalada Qardho ee...
Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar sagoo halkaas kula kulmi doona dhigiiisa dalka Masar Abdel-Fattah al-Sisi.
Afwerki oo booqashadiisu qaadan doonto muddo labo casho ah ayaa la filayaa in ay ka wadahadlaan al-Sisi xiriirka labada dhinac iyo arrimihii ugu dambeeyay ee ku soo kordhay...
Shirka Wasiiradda Qorsheynta ee Wadamada Carabta ayaa maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in uu ka furmo dalka Kuwait.
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Somaaliya Jamaal Maxamed Xassan oo shalay gaaray Kuwait ayaa Soomaaliya uga qeybgalaya shirkan, waxaan garoonka diyaaradaha dalkaasi ku soo dhoweeyay Agaasimaha...
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xiisada u dhaxeysa Maamulka Puntland iyo Somaliland, taasi oo dhawaan soo xoogeysatay, kaddib markii ciidamo ka kala tirsan labada maamul ay ku dagaalamaneen degaanka Tukaraq.
Gaas ayaa sheegay 8-dii bishan ciidamo laga soo abaabulay sida uu hadalka u dhigay magaalada...
Dagaalkan ayaa bilaabmay saakay aroortii hore kadib markii ciidamada Somaliland ay Dhababoco ku jiidheen kastamka Puntland oo qiyaasta 48Km. bari kaga quman magaalada Laascaanood.
Sida ay WARSOM u sheegeen dad ku sugan Magaalada Tukaraq ciidamada Somaliland waxa ay dhinaca Bari u dhaafeen iyagoo dagaalo teelteel ah ciidamo Puntland ah oo...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya ayaa xal ka gaartay khilaafkii ragaadiyay ganacsatada Soomaaliyeed iyo Hoggaanka Rugta Ganasiga Soomaaliya iyo kan Gobolka Banaadir.
Arrintan ayaa looga dhawaaqay munaasabad ay maanta xilalka kula kala wareegayeen Wasiirkii hore ee wasaaradda Ganacsiga Khadra Axmed Ducaale iyo Wasiirka cusub ee wasaaradda Maxamed Cabdi Xayir...
Hodan Xasan oo ka mida Jaaliyadda Soomaaliyeed ee in mudo ah daganaa dalkaan Maraykanka gaar ahaan gobolka Minnesota ayaa habeenimadii xalay isku soo taagtay Doorashada Kursiga xildhibaanimo ee xaafada 62A oo ka mida xaafadaha ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minneapolis ay aad u dagan yihiin.
Xaflad lagu daahfuraayey Doorashada ama tartanka...


















