Thursday, August 20, 2026
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo socdaal dhulka ah ku maraya gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa xalay ku hoyday magaalada Cadaado, halkaasi oo loogu sameeyay Munaasabad casho sharaf ah. Ujeedka Madaxweynaha Soomaaliya...
Arrintan ayaa u muuqatay tallaabo sare loogu qaadayo Tayada ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay taliyayaal u qaadanaya saraakiil dhalinyaro ah oo ka baxday Jaamacadaha dalka. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay taliska Booliiska in taliyayaasha ciidamada loo magacaabo dhalinyarada wax baratay ee da’yarta ah. Labo ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeybgalaya shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka Kaasi oo ka furmidoono Dalka Switzerland. Shirka oo ay ka qeybgali doonaan hogaamiyaal ka kala socda wadamada Caalamka ayaa la filayaa in looga hadlo arrimaha kobaca dhaqaalah Adddunka iyo sidii loo caawin lahaa wadamada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeybgalaya shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka Kaasi oo ka furmidoono Dalka Switzerland. Shirka oo ay ka qeybgali doonaan hogaamiyaal ka kala socda wadamada Caalamka ayaa la filayaa in looga hadlo arrimaha kobaca dhaqaalah Adddunka iyo sidii loo caawin lahaa wadamada...
Kolonyo ka tirsan ciidamada Kenya ee qeybta ka ah Midowga Afrika ee AMISOM ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu waramayaa in weerar Jidgal ah ku qaadeen Al-shabaab. Wararku waxaa ay sheegayaan in Al-shabaab gadiidka ay la socdeen ciidamada Kenya ku weerarreen Qarax Miino, ciidamada ayaa la sheegay in...
Ciidamada dowladda Federaalka oo aad u hubeysan ayaa saakay howlgal ballaaran ka wadda deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe oo maalintii shalay dagaallo culus ka dhaceen. Deegaanka Ceelka-Geelow shalay waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeyay ciidamada Dowladda iyo xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab oo deegaanka weerar ku soo qaaday. Al-shabaab ayaa...
Rag hubeysan ayaa xalay ku toogtay xaafadda Xaawo Taako ee magaalada Beledweyne Askari ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka ee gobolka Hiiraan ,waxaana la sheegay in Ragga toogashada geystay qaateen Qorigii uu uu sitay Askariga. Askarigan toogashada lagu dilay ayaa lagu magacaabi jiray Salaad Xassan Gudaaye sida ay warbaahinta u sheegeen...
12 ka mid ah golaha wasiiradda cusub ee Somaliland ayaa maanta ansixiyeen xildhibaanada golaha Wakiiladda Somaliland, waxaana loo sameeyey jad wal ay saddexda cisho ee soo socda marba koox loo hor keeni doonno golaha. Wasiiradan ayaa mid mid loo akhriyey waayahoodda nololeed dhanka waxbarashada, khibradoodda iyo shaqooyinkii ay hore usoo...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweyaha iyo wafdiggiisa oo ka soo anbabaxay magaalada Boosaaso ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Gaalkacyo Wasiirro ka tirsan dowladda federaalka mas’uuliyiinta Labada maamul Puntland iyo Galmudug. Mas'uuliyiinta...
  Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Madaxweyne Donald Trump in uu ka laabto hadal gaf ahaa oo la sheegay inuu u adeegsaday wadammada Afrika islamarkaana uu raaligelin hadalkaasi ka bixiyo. Bayaan si adag loo soo qoray ayuu Midowga Afrika ku muujiyay sida uu uga caraysan yahay hadallada la sheegay, kuwaas oo...