Gudoomiyaha xisbiga WADDANI iyo masuuliyiin la socota ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay dagaalkii labadda beelood ee Dararweyne ee gobolka Sanaag, waxaanu sheegay in xalina dirirta labadan beelood ee soo noqnoqday ay waajib ka saaran yahay xukuumadda.
“Xisbi ahaan waxaanu maana soo booqanay dadkii reer Somaliland ee ku dhaawacmay dagaalkii...
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa saaka dhagaxdhigay dhismaha xaafad cusub oo ay magaalada Kismaayo ka hirgelin doonaan ganacsato Soomaaliyeed.
Bilan State waa magaca xaafadda ay ganacsatu doonayaan in ay ka dhisaan magaalada Kismaayo, ayadoo xaafaddan loo dhisi doono hab casri ah islamarkaana ay u dhameystirnaan doonaan dhammaan adeegyada...
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa khudbad dheer ka jeediyay kulan Golaha Ammaanka ay ku yeesheen magaalada New York.
Khudbadda Micheal Keating oo qaadatay daqiiqado badan ayaa waxaa uu kaga hadlay xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya ee sanadkii 2017, isbedelkii nabadeed ee...
Guddoomayaha xilka laga qaaday ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta magacaabay guddiga xil-warerjinta.
Guddigan uu magacaabay Taabit Cabdi Maxamed Duqii hore ee Muqdisho ayaa waxaa ay ka kooban yihiin Saddex iyo Toban xubnood oo isugu jira Rag iyo Dumar, kuwaasi oo diyaarinaya munaasabadda xil wareejinta.
Waxaa xilka wareejin doona...
Xoghayaha Caalamiga ah Horumarinta ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in UK uu ballan-qaaday in uu gargaar bini’aadannimo siinayo Soomaaliya, si dadka Soomaaliyeed uu uga caawiyo cawaaqib xumada abaarta ee Soomaaliya.
Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay lacag dhan 29 Million oo Euro in ay siineyso Soomaaliya, taasi oo ujeedkeeda uu yahay in...
Xoghayaha Caalamiga ah Horumarinta ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in UK uu ballan-qaaday in uu gargaar bini’aadannimo siinayo Soomaaliya, si dadka Soomaaliyeed uu uga caawiyo cawaaqib xumada abaarta ee Soomaaliya.
Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay lacag dhan 29 Million oo Euro in ay siineyso Soomaaliya, taasi oo ujeedkeeda uu yahay in...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland kula kulmay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Norway Erna Solberg.
Kulanka labada dhinac oo qaatay daqiiqado badan ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan oo labada dal quseeya oo ay ka mid ahaayeen sii xoojinta xiriirka labada dal u...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ay xalay ku qaadeen saldhiga ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ay ku leeyihiin magaalada Buula-burde ee Gobolka Hiiraan.
Weerarkan ayaa labada dhinac waxa ay isku adeegsadeen hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana shacabka magaaladaasi ku nool...
Dawladda Jarmalka oo Soomaaliya ugu Deeqeysa Lacag Dhan 32 Million lacagta Midawga Yurub ee EURO ah.
Dowladda Jarmalka ayaa maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqday balanqaadkeeda ah 32 milyan oo Euro oo ay ugu tala gashay Soomaaliya, si ay ugu taageerto shaqada kaabayaasha Soomaaliya.
Lacagtan ayaa dowladda Soomaaliya loo soo marsiinayaa Bankiga Adduunka, gaar ahaan qeybta Jarmalka oo lagu magacaabo Multiple Partner Fund (MPF), taasi oo...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo la hadlay VOA ayaa ka warbixiyay ujeedadii ka dambeysay socdaalkii uu sanadkii hore ku tagay dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta, xilligii ay soo baxday khilaafkii dalalka Khaliijka ee sababtay in xiriirka loogu jaro Qatar.
“Khaliijka sidii aan u aaday iyo sidii loo...


















