Sunday, November 8, 2026
Shirkan oo looga hadli doono dib u eegista Dastuurka, 13 bishan Maaj-na ka furmi doona Muqdiso ayay wasaaradda cadaaladda, dastuurka iyo arimaha Diinta Jubbaland shaacisay in aysan ka qeyb-gali doonin shirkaasi. Wasiirka wasaaradda cadaaladda, dastuurka iyo arimaha diinta Jubbaland Dr. Aadam Ibraahim Aw-xirsi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kormeeray xarunta taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ay ku sugnaayeen Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed,  guddoomiyaha gobolka Banaadir, Saraakiisha Ammaanka iyo mas'uuliyiin kale.   Ra'iisal wasaare Kheyre waxaa uu halkaa ku arkay ciidan Boolis ah oo heegan...
Kooxo hubeeysan ayaa masjid ku yaal magaalada Durban ee dalka koonfur Afrika toori ku dilay Imaam Masjid, ayagoo sidoo kale dhaawacyo u geeystay laba kale.   Sedex nin ayaa gudaha u galay masjid weyn kadib salaaddii duhur, ayagoo sitay hub, waxayna toori ku weerareen qaar kamid ah dadkii Masjidka ku cibaadeeysanayay,...
Khamiis, May 10, 2018 (HOL) -Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta dhexe maamulka hawada Soomaaliya, ayadoo raysul wasaaruhu ku kuurgalayay howlaha shaqo ee xaruntani. Raysul wasaaraha dalka iyo xubnihii la socday waxaa xarunta maamulka hawada oo ku taal garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kusoo dhaweeyay wasiirka wasaaradda...
                      Isbaheysiga mucaaradka ee uu hogaamiyo raysul wasaarihii hore ee dalka Maleysiya Mahathir Mohamed ayaa ku guuleystay aqlabiyadda baarlamanka, guul la yaab leh oo kusoo idlaatay in laga adkaado isbaheysiga xisbiga talada dalkaasi hayay mudo 60 sano ah. Mucaaradka ayaa ku guuleysatay 113 kursi, halka Xisbiga BN uu ka helay 79...
                    Maamulka degmada Hodon oo uu hogaaminayo gudoomiyaha dagmada Maxamed Axmed Cantoobo ayaa maanta ku wareejiyay Wasaaradda Waxbrashada Hidaha iyo tacliinta sare Xaruntii ay ku laheyd xaafadda taleex ee degmada Hodan ee Gobolka Banaaadir. Xarunta Maanta lagu wareejiyay Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ayaa waxaa degenaa dad Shacab ah oo...
                    Madaxweynaha dalka Iiraan Xasan ruuxaani ayaa sheegay in xukuumadda Tahraan ay daba mari doonto Mareeykanka, kalana xaajoon doonto heshiiska Nuclearka dalalka kale ee sixiixayaasha ahaa, isagoo sheegay in ka laabashada Mareeykanka ee heshiiskaasi uu yahay mid aan la aqbali Karin. Hadalka Ruuxaani ayaa yimid kadib markii madaxweynaha Mareeykanka Donald Trump...
                        Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa shalay gelinkii danbe xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub ayagoo ka wada hadlay arimo ku saabsan taageerada uu ururkaasi siiyo Soomaaliya. Gudiga ayaa ka wareeystay gudoomiyaha baahiyaha gaarka ah ee golaha iyo warbixin guud oo ku saabsan taageerada Midowga Yurub ee Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa...
                  Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo ka tirsan mudaneyaasha baarlamanka ayaa dalka Turkiga kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’uud. Xildhibaan Goodax iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa hore uga dhexeeyay Khilaaf, ayadoo xidlhibaanku uu marar badan ka hor yimid siyaasadaha Madaxweynihii hore ee dalka, gaar ahaan xilligii...