Sunday, November 8, 2026
Soomaaliya guud ahaan marka la eego xiligan hadal heynta ugu weyn waa duufaanno wata dabeylo xooggan, roobab iyo waliba fatahaadda Wabiga oo ku dhuftay qeybo badan oo mid dalka Soomaaliya. Guud ahaan marka la eego dadka ku dhintay roobabka, daadadka ka dhashay fatahaada Wabiga iyo dabeylaha waxaa ay kor u sii...
Gudoomiyaha guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha ahna Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay in kulan ay isugu yimaadeen guddiga iyo guddi ay baarlamaanku usoo magacaabeen la socodka howlaha guddigu qabanayo. Kulanka oo ka dhacay Xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa shir gudoominayay Ra’iisul wasaare kuxigeenka...
Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ayaa sheegaya in goor dhaw weerar Ismiidamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay lagu beegsaday ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Weerarka ismiidaamin ayaa lala eegtay gaari Cabdi Bile ah oo ay wateeen ciidan ka tirsan dowladda federaalka gaar ahaan kuwa...
Cismaan Shidane oo 20 sano jir ahaa ayaa ku geeryooday Isbitaal ku yaala magaalada London saddex cisho kaddib markii dad aan la garaneynin dhowr jeer Toorey ku dhufteen isaga oo ku sugnaa waqtigaa dhisme laga tukaameysto oo lagu magacaabo RUISLIP. Dillkan ayaa qeyb ka noqonaya dilal 72saac ee la soo...
Guddiga Difaaca Puntland ayaa soo saaray amarro la xiriira isu socodka gaadiidka iyo dadka, kaddib kulan gaar ah oo ay yeesheen. Saraakiisha Amaanka ayaa la faray in baraha kontoroolada aanay soo dhaafi karin dhammaan gaadiidka sida shidaalka ee ka imaanaya dhanka Garowe. Waxaa sidoo kale amarkan lagu faray dadka shacabka ah...
Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Mike Pence ayaa hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un uga digay in uusan ciyaar la soo shir tagin haddii uu la kulmo madaxweyne Donald Trump bisha soo socota. "Waxay noqon doontaa khaladwayn haddii Kim Jong-un ay la tahay in uu ku dheeldheeli karo Donald Trump," ayuu Pence...
 Howlgalkan ayaa ka danbeeyay kaddib Qarax miino oo fiidnimadii xalay ka dhacay inta u dhaxeysa Ex Koontarool Afgooye iyo xaafadda Haanta-Dheer, kaasoo sababay dhimashada Labo ruux oo shacab ah. Qaraxan miino ee dadka badan loo soo xiray ayaa lagu bartilmaameedsay gaari Cabdi Bille ah oo ay la socdeen ciidamo ka...
Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey ayaa wada jir u dalbaday lacag dhan $ 80 million oo dollar si wax looga qabto xaalada bani’aadannimo ee ka dhalatay daadadka, roobabka iyo duufaannada wada socda ee ku dhuftay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya. Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan xiriirinta Arrimaha Bani’aadamnimada (OCHA) ...
Dalka Paraguay ayaa maanta safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee qaada tallaabadan siyaasadeed ee xasaasiga ah. Madaxweyne Horacio Cartes ayaa xafladdii furitaanka ka sheegay in go’anka saafaraddooda looga soo raray Tel Aviv, loona keenay Qudus, ay tahay “mid Taraiikhi ah”, oo xoojineysa xiriirka Paraguay iyo Israel. Ra’iisul...
Wararka naga soo gaaraya degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Wabiga Shabeelle bilaabay in uu karkaarada jabsado, isaga oo biyo badan dibeda u soo saaray kuwaa ka sare maray Buundada degmada. Dadka ku dhaqan degmada ayaa hadda wajahaya fatahaad iyo daadad ka dhasha Wabiga Shabeelle oo buux –dhaafay,...