Maxkamadda Dastuuriga ah Madagascar ayaa dowladda u qabatay iney muddo 4 maalmood ah ay xilka kaga degto, ama ay toddoba maalmood gudahood ku soo dhisto dowlad loo dhan yahay.
Hoggaamiyaha dalka ayaa waxuu ku guul darreystay inuu soo afjaro muranka siyaasadeed ee taagneyd tani yo jimcihi la soo dhaafay, iyada...
Wararka ka imanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in uu halkaa dagaal culus ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan kuwa dowlad gobolleedka Puntland iyo xooggag loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ciidan.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka labada dhinac uu socday dhawr saacadood oo xiriir...
Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in Askari horay uga tirsanaa ciidamada Puntland uu toogasho ku dilay Wiil iyo Aabihii.
Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee dowlad gobolleedka Puntland Maxamed Yaasiin Axmed ayaa shegay in Askarigan oo horay loogu ruqseeyay ciidamada uu rasaas ku furay dad ku sugnaa...
https://youtu.be/G7jhxdPiE9A
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaa ay isaga baxeen ciidmada dowladda Soomaaliya oo bilihii ugu danbeeyay gacanta ku hayay gacan ku heynta deegaanka.
Al-shabaab ayaa sheegtay in ay si buuxda ula wareegeen maamulka deegaanka Moqokori kaddib dagaal culus oo halkaa ku dhaxmaray ciidamada...
Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare Koofurgalbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka soo degey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kadib markii ay maalmihii la soo dhaafay ay ku sugnaayeen magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi.
Madaxdan ayaa waxaa garoonka caalamiga ah Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay...
Ra’iisul wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa shaqadii laga eryay kadib markii ay codka kalsoonida uu u qaaday Baarlamaanka dalka Spain.
Hogaamiyaha xisbiga hantiwadaaga Pedro Sanchez oo baarlamaanka geeyay mooshin ka dhan ah ra’iisal wasaaraha kuna eedeeyay musuqmaasuq ayaa noqonaya ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Spain.
“Waxaan bilaabaynaa bog cusub oo...
Ciidamada dowlada ayaa toogasho ku diley labo ruux oo la sheegay inay hubeysnaayeen degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir.
Toogashadan ayaa ka dhacday xaafadda Xoosh ee degmada Dherkeenley iyadoo la sheegay in iska horimaad hubeysan uu dhex maray ciidamada ammaanka iyo labada ruux ee la diley.
Wali kama aysan hadlin maamulka degmada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa afur u sameeyay qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaankii 8-aad iyo 9-aad.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa mid uu guddoomiyaha kaga mahadcelinaayay xildhibaanada howlihii wanaagsanaa oo ay dalka ka soo qabtay iyo in ey hada wada shaqeyn dhexmarto.
Xildhibaanada ayaa...
Ha’yadda Laanqayrta Cas ayaa ku dhawaaqday in ay labo kooxood oo dhakhaatiir ah ay u dirtay marinka Gaza si ay u caawiyaan dadkii dhawaan ku dhaawacmay qalalaasihii ka dhacay halkaasi.
Hay’adda ayaa sheegtay in dadkaasi ay la kulmayaan dhibaatooyin kala duwan oo ay uyu horreeyaan dhanka Caafimaadka.
Laan-qayrta Cas waxaa ay...


















