Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay Shirka 32-aad ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD kaas oo lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada isku haya South Sudan.
Shirkan aan caadiga ahayn oo dib loogu soo nooleynayo wada hadallada Madaxweynaha South Sudan Salva Kiir Mayardit iyo Madaxweyne K/xigeenkiisa hore Riek Machar ayaa Madaxda IGAD...
C/rashiid Xasan Axmed (Sandheere) oo ay da’diisu tahay 25 sano jir, kana tirsanaa ciidanka Booliska Jubbaland ayaa ku eedeysnaa in 12-ka Bisha May ee sanadkan uu dil bareer ah u geystay nin shacab ah oo lagu macaabi jiray Marxuum Max’ed C/laahi Xirsi.
Qaar kamid ah marqaatiyeyaashii goob-joogga ka ahaa goobtii...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu si deg deg ah u saxiixi doono dikreeta Madaxweyne taas oo ku saabsan in qoysaska qaxootiga ah iyo carruurtooda aanan la kala geyn oo ay isla joogaan goobaha xudduuda Mexico.
Kal hore xiisad ayaa ka dhalatay markii kumanaan carruur ah laga qaaday...
Kulan ay yeesheen guddoomiyeyaasha 17ka degmo ee gobolka Banaadir oo shir guddoominayey Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa looga hadlay amniga, daadajinta adeegyada asaasiga ah, sidii kor loogu qaadi lahaa ololaha nadaafadda iyo bilic soo celinta magaalada, u-diyaar garowga maalmaha xoriyadda ee foodda nagu soo haya.
Ugu horeyn,...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku sii jeeda magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasi oo uu uga qeyb galayo shir aan caadi ahayn oo madaxda waddamada IGAD ay isugu imaanayaan.
Ilo xog-ogaal ah oo ku dhaw madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya sheegaya in madaxweynaha...
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo magaalada Oslo kula hadlayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway ayaa faah faahin ka bixiyay heshiiskii dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay wada galeen.
Kheyre ayaa sheegay in ay jiraan sida dad ka soo horjeeda in ay dowladnimada oo wax walbana siyaasadeeya, waxaana uu intaa...
Shir ay isugu Yimaadeen Wax Garad Isugu Jira Odayaal, Saraakiil, Haween, Dhalinyaro, iyo Culimaa'u Diin uuna Shir Gudoominayey Wakiilka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga ee Maamul Goboleedka Puntland C/fitaax Maxamed Cali ayaa Waxaa Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamey Sarkaal La Sheegey in Dhawaan uu Magacaabey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General...
Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maxkamadda Ciidamada hor keenay dacwad ka dhan ah xidigle xoogga dalka Mowliid Cali Cabdi oo dil bareer ah u geystay Ex, dable Axmed Nuur Xuseen oo ay ka wada tirsanaayeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.
Xeer ilaalinta ayaa soo bandhigay cadeymihii laga qoray eedeysanaha,...
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu isaga baxay Xubinimada Golaha Xuquuqul Insaanka, iyagoo ka carrooday tallaabooyinka Goluhu qaaday ee ka dhanka ah Israa’iil.
Safiirka Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobey Nikki Haley ayaa sheegtay in Golaha Xuquuqda Aadanaha uu yahay mid aan dhex dhexaad aheyn.
Waxaa ay sheegtay in mar walba Goluhu ka...


















