Sunday, November 8, 2026
    Midowga Yurub ayaa sheegay inay Soomaaliya ugu yaboohi doonaan dhaqaale gaaraya €89 Million oo Yuuro, oo u dhiganta ku dhowaad $105 Million oo Doollar, sida Arbacadii Shalay laga soo xigtay guddida Yurub. Bayaankan ka soo baxay Midowga Yurub ayaa imanaya xilli la qorsheynayo inuu dhowaan Brussels ku qabsoomo shirka madasha...
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad ayaa sheegay in diyaarad aan sharuudaha looga baahan yahay u dhameystirneyn ay ka shaqo gali garin Garoonka Diyaaraha Adan cadde ee Magaalada Muqdisho. Si loo hubiyo adeegyada ay u baahan yihin diyaaradaha kasoo dego iyo kuwa ka baxa Garoonka Aadan...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa u doortay Donald Yamamoto in uu noqdo safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, isaga oo badallaya safiirkii hore Stephen Schwartz.. Ninkan cusub ee la soo magacaabay ayaa horay u ahaa u qeysnaha Africa waaxda arrimaha dibedda dalka Mareynkanka, waxaana uu horay uga soo shaqeeyay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Wang Yi ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka Somalia, Mauritania, Tunisia, Yemen and Libya, wuxuuna kala hadlay xaaladaha dalalkooda ku saabsan. Wasiiradan ayaa dalka Shiinaha uga qeyb galay shirka Sideedaad ee madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta ee lagu qabtay Aqalka Shacabka...
Maanta oo kale 12kii July, sanadkii 1993dii, 25 Sano ka hor ayeey ku beegan markii diyaarado laga leeyahay dalka Mareykanka duqeyn ku dileen 73 Qof ku guri ku yaala magaalada Muqdisho. Magaalada Muqdisho waxaa waqtigaa ka socday dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamadii howlgalka Qaramada Midoobey Soomaaliya iyo maleeshiyaad Soomaali...
  Wararka ka imanaya gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal duqeeyeen saldhig ururka Al-shabaab ay ku leeyihiin Tuulada Xasan Kuusow oo ka tirsan gobolkaasi. Tuulada Xasan Kuusow oo Duqeyntan ay si gaar ah uga dhacday ayaa waxa ay u dhaxeysaa Deegaanada Jawaari iyo Raaxoole oo Jubbada Dhexe ka tirsan. Warar...
                                                                                                 ...
Hay’adda Amnesty International ayaa ku eedaysay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo ciidamada amniga ee Yemen ee Imaaraadka xulufada la ah inay geysteen dambiyo dagaal, iyaga oo lagu eedeeyey inay jirdileen dad ku jiray xabsiyo qarsoodi oo ka jira dhammaan koonfurta Yemen. Warbixinta Amnesty ayaa lagu yiri “Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo...
Ismaamulka Soomaalida ee dowlad deegaanka Itoobiya ayaa sheegay in laga sii daayay xabsiga Jeel Ogaadeenaya ee magaalada Jigjiga maxaabiis kale oo aad u badan sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Idiris Ismaaciil Cabdi oo ah Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo la hadlay Idaacada VOA ayaa xaqiijiyay...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeyb galay caleema saarka Madaxweynaha dalka Turkiga iyo shirka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha oo ka dhacay magaalada Jabuuti, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa intii ay ku sugnaayeen magaalooyinka Jabuuti iyo Ankara waxa uu si gaar ah...