Sunday, November 8, 2026
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay Golihiisa Wasiirrada isaga oo dhinaca kalana magacaabay Safiiro dhowr ah. Isku-shaandheyntan waxaa xilka ku waayay Wasiirkii Ganacsiga dalkaasi Kenya Aadan Maxamed, iyadoo xilka Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga loo magacaabay Peter Munye. Wasaaradda Ganacsiga ayaa ka mid ah marka la eego dalka Kenya...
                    Kaddib waraysi lala yeeshay ilo ku sugan Jabuuti iyo Soomaaliya, Wargeyska “ the Indian Ocean Newsletter” waxa uu isku keenay xog toosh ku ifinaysa halka uu ka bilowdo iyo halka uu ku dhammaado hub marin kiisu yahay waddanka Jabuuti.  Waa hawl si xeeladaysan loo fuliyo, oo madaxda ku lug lihi, inkastoo...
                        Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo booqasho ku jooga dalka Britain ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Britian Theresa May waxana shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen uu ku sheegay Madaxeyne Trump in uu taageersan yahay xukuumada May isagoo beeniyay war uu daabacay wargeyska The Sun. Wargeyska The Sun...
Fatuma Axmed ayaa maanta loo dhaariyay haweeneeydii ugu horeysay oo daraja Janaraal ka gaarta ciidamada qalabka sida ee dalka Kenya. Fatuma ayaa lagu dhaariyay xaflad si qurux badan loo soo agaasimay oo ka dhacday magalada Nairobi islamarkana uu goobjoog ka ahaa madaxwayne Uhuru Kenyatta. Fatuma ayaa militariga dalka kanya ku biirtay...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay is-fahamka ay gaareen Mas’uuliyiinta maamulka Galmudug oo maalmahan u joogay magaalada Muqdisho xal u helida khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jiray. War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa lagu soo dhoweeyay heshiiska ay gaareen Madaxda Galmudug. “Kaddib wada-tashiyo aan la yeeshay dhinacyada...
 Madaxweyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Max'uud Sayid Aadan oo shir jaraa'id ku qabtay xarunta madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay sababtay ay Jubbaland u amartay in ay Muqdisho ku laabato diyaarad siday saraakiil uu hogaaminayay taliyaha cusub ee qeybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka Gen. Cali...
Warar goor dhaw naga soo gaaray dulleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Tabeellaha Sheekh Ibraahim ayaa sheegaya in rag hubeysan ku dileen Sheekh Cabdullaahi Maxamed Roobe oo da’diisa lagu sheegay 85 sano jir. Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in rag watayMootada loo yaqaano VIKON in ay gaari NOAH ah oo...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u howlgalin doonto xiryihii waaa-weynaa ciidamadu lahaan jireen, gaar ahaan xerada Hiil-Weyne oo ku taala dulleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiirka Wasaaradda difaaca xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cali Xassan oo uu wehliyo taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer ku tagay xerada,...
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Max’uud Cumar ayaa u soo jeediyay Ururrada Mucaaradka ah in ay nabada qaataan, iyaga oo ka faa’ideysanaya isbadalka siyaasadeed ee guud ahaan ka hana-qaaday dalka Itoobiya. Laakiin dhinaca kale waxaa uu sheegay in maamulka deegaanka ee uu madaxweynaha ka yahay laga yaabo in ay...
Ku simaha Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir oo waraysi siiyay warbaahinta dowladda, isaga oo ku sugan wadanka Sacuudiga ayaa wuxuu ka warbixiyay kulamo uu halkaasi kula qaatay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Xajka ee dalka Sacuudiga. Wasiirka ayaa sheegay inuu kala hadlay arrimo...