Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay weerarka gardarrada ah ee ay dawladda Israa’iil ku qaaday Dawladda Qatar, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Doha.
Goluhu wuxuu caddeeyay in Soomaaliya ay garab taagan tahay dowladda iyo shacabka walaalaha ah ee Qatar, isla markaana si buuxda u...
Aljeeriya, Pakistan, iyo Soomaaliya, iyagoo si dhow ula shaqeynaya dowladda Qatar, ayaa si rasmi ah uga codsaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in dib loogu dhigo shirka degdegga ah ee looga hadlayo weerarka Israa’iil ku qaaday caasimadda Qatar ee Doha.
Shirkaasi oo markii hore lagu waday inuu qabsoomo xalay kadib...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar, Amiir Tamim Bin Hamad Al Thani, si uu uga tacsiyeeyo weerarkii foosha xumaa ee Israa’iil ka geysatay magaalada Doha.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si qoto dheer ugu muujiyey Amiirka Qatar xanuunka iyo murugada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay duqeymo cirka ah oo ay ciidamada Israa’iil ka fuliyeen magaalada Doha ee caasimadda dalka Qatar, halkaas oo lagu weeraray guryo ay daganaayeen dad rayid ah.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku tilmaantay falkaasi mid gardarro ah oo si toos ah uga hor imaanaya shuruucda...
Gudoomiyaha Ururka Dadka Soomaaliyeed Cali Maxamed Nuux Timajilic ayaa Wax lagu Farxo Ku Tilmaamay Dib u Furidda Diiwaangelinta Dadweynaha Gobolka Banaadir taas oo Meesha ka Saari Doonta Cabasho ka Imaaneysay Dadweynaha aan isdiiwaangelin.
Gudoomiye Timajilic ayaa Sheegay in ay Haboontahay in isdiiwaangelintu iska Furnaato ilaa Doorashada 15 Cisho ka hor,maalintaasna...
Bulshada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Norway ayaa taariikh ka dhigay doorashooyinka baarlamaanka dalkaas ka dib markii laba siyaasi oo asal ahaan Soomaali ah loo doortay baarlamaanka, taasoo muujineysa korodhka matalaadda bulshooyinka qaxootiga iyo muhaajiriintu ku yeelanayaan golayaasha sharci dajinta ee waddamada Yurub.
Maryan Cabdi Xuseen, oo markii ugu horeysay...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale ka hadlay halista ay isbeddelka cimiladu ku hayso dalka Soomaaliya, isaga oo khudbad ka jeedinayey Shirweynaha 2-aad ee Cimilada Afrika oo ka socda magaalada Addis Ababa.
Madaxweynaha ayaa si cad u sheegay in Soomaaliya u baahan tahay $6.3 bilyan oo doolar si...
Kooxo hubeysan oo la tilmaamay iney burcad ayaa saakay aroornimadii hore ku dilay duleedka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan dil iyo dhaawac ugu geystay wiil oo dhalinyaro aha.
Laba wiil ayaa mid ka mid ah la xaqiijiyay inuu u dhintay rasaas burcada si bareer ah ugu dhufteen halka midka...
Hay’adda Socdaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si adag uga shaqeynayso la dagaallanka xagjirnimada iyo sugidda ammaanka xuduudaha iyadoo kaashaneysa saaxiibada caalamiga ah, sida uu sheegay Agaasimaha Guud, Mustaf Sheekh Cali Dhuhulow, oo la hadlay wakaaladda wararka Anadolu oo laga leeyahay dalka Turkiga.
Mustafe Dhuhulow ayaa sheegay in hay’addu si gaar...
Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Amb. Suleiman Dedefo, ayaa si kulul u weeraray Ururka Jaamacadda Carabta, isaga oo ku eedeeyay in ay u adeegayso danaha Masar gaar ahaan kuwa ka dhanka ah Itoobiya, gaar ahaan arrinta la xiriirta biyo-xireenka Weyn ee Itoobiya (GERD).
Ambassador Dedefo oo qoraal adag ku baahiyay...

















