Dowladda Eritrea ayaa hadda qorsheyneysa in la bilaabo wada hadallo lagu dhameynayo khilaafka siyaasadeed ee madmadowga soo kala dhax-galay labada dowladood ee Soomaaliya iyo Imaaraadka.
Su’aal arintan ku saabsan oo la weydiiyay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku jawaabay’’ mar walba dowladda waa ay soo dhaweyneysaa...
Shan sarkaal oo katirsanaa guddiga doorashooyinka ee dalka Ciraaq ayaa shaqadii laga eryay, kadib markii lagu eedeeyay wax isadabamrin iyo inay iibsadeen codadkii doorashada xiligii doorashooyinka kuraatsa barlamaanka ee dalkaasi.
Guddiga doorashooyinka ee dalkaasi ayaa waxaa ay shegeen in markii shaqada laga eryay kadib ay maamulayeen xafiisyada guddiga doorashooyinka ee...
Kulamadan oo ah kuwo bilow ah oo u dhaxeeya madaxweynayaasha dowladdaha Soomaliya iyo Ertirtea Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa Eritrea iyo Isaias Afwerki, ayaa sii socon doona labada cisho ee nagu soo foolka leh kaddib markii madaxweyne Farmaajo maalintii shalay ku tagay magaalada Asmara booqasho taariikhi ah.
Qodobadii ugu horeeyay...
Isbadalkan ama qaab dhismeedka oo ah mid cusub ayaa soo ifbaxaya xili maalmihii ugu danbeeyay-ba uu is mari-waa iyo khilaaf adag ka dhax jiray taliska sare ee hay’adda nabad-sugida.
Saadaq John oo horay u ahaa taliyihii nabad-sugida gobolka Banaadir ayaa hadda noqonaya taliyaha Booliiska gobolka Banaadir, madaama la baabi’yay jiritaanka...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa lugu wadaa inuu booqasho ku tago magaalada Garoowe ee xarunta Puntland , sida ay Hiiraan Online ka soo xigatay saraakiil deegaanka ah.
Booqashadan oo ah middii ugu horreeysay waxaa la filaya ra’iisul wasaaraha in uu ku maro deggano kale oo Puntland ka tirsan,...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ka dalbaneyso howlgalka midowga Africa AMISOM in sida ugu dhaqsiyaha badan loo banneeyo garoonka Kubadda Cagta ugu weyn Soomaaliya ee Stadium Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha oo maalintii shalay kudbad ka hor jeedinayay Bandhig ay sameeyeen bahda cayaaraha dalka oo soo...
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo safar shaqo ku jooga dalka Mareykanka ayaa la kulmay madax-weyne ku-xigeenka dalkaas Mike Pence oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dowladood.
Mike Pence ayaa ku hambalyeeyay Abiy Ahmed isbadallada muuqda ee uu sameeyay muddadii koobeyd ee uu xilka hayay, gaar ahaan marka...
Hay’addaha ICRC ayaa ku dhawaaqday in yareyneysa howlgaladeedii samafalka ee gudaha dalka Soomaaliya sida lagu baabacay Bogga Internetka ee Relief-web sababo la xiriira xaalada dhinaca Amniga ee bilihii ugu danbeeyay soo food saaray shaqaalaha hay’adda.
Warbixinta ayaa lagu sheegay bishii Maarso ee sanadkan si ula kaca ah mid ka mid...
Ciidamada nabad-sugidda Soomaaliya ayaa xalay weerar saqdhexe ah ku qaaday guriga wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya Maxamed Cumar Geedi, oo ka tirsanaa xukuumaddii Cumar Cabdirashiid.
Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho, ayuu wasiirka ku sheegay in ciidamada ay kasoo...
Malaayiin qof ayaa xalay oo dhan cirka ku dheegaagayay si ay indhaha u saaraan dayax madoobaadkii ugu mudadda dheera ee qarnigaan soo mara caalamka.
Dayax madoobaadkan ayaa ahaa midkii ugu dheeraa qarniga 21aad, sida ay sheegayso hay'adda hawada sare u qaabilsan Maraykanka (NASA).
Dadka nasiibka u yeeshay inay daawadaan dayax madoobaadka,...


















