Monday, November 9, 2026
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee dowlad-gobolleedka Jubbaland, halka oo u ugu qaybgelayo shirka hoggaamiyayaasha dowlad-gobolleedyada dalka. "Waxaan u nimid shirka madasha wada-tashiga dowladdaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo looga wada-hadlayo arrimaha masiiriga ah ee u...
Baarlamaanka dowlad deegaanka Soomaaliya Itoobiya ayaa maanta meel mariyay islamarkaana ansixiyay gole Wasiirro cusub oo uu soo dhisay madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee dowlad deegaanka Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar. Ma’aha oo kaliya gole Wasiirro sidoo kale magacaabistan cusub waxaa qeyb ka ah maareeyayaal dhamaantood-na waxaa maanta meel mariyay baarlamaanka dowlad deegaanka...
Danjiraha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday madaxweynihii hore ee dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud. Waxaa ay ka wada hadleen xaaladaha dalka gaar ahaan dhinacayada siyaasada, amniga iyo dhaqaalaha, iyaga oo sidoo kale isla soo qaaday isbedelada mandiqada Geeska Africa. Xasan...
 Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Puntland ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, ayadoo lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada. Madaxdan oo ka qeybgali doonta shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Max'ed Islaam, Xubno ka tirsan labada gole ee Jubbaland,...
Weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa barkhanimadii maanta lagu weeraray xarunta degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa bur bur xoog leh u geystay degmada iyo guryo ka agdhawaan, sidoo kale waxaa goobta ku dumay dugsi Qur’aanka laga barto oo ku dhawaa xarunta degmada, kaa oo...
Dowladda Suuriya ayaa beenisay warar sheegaya in qaraxyo is xig-xigay oo ka dhacay garoonka diyaaradaha militariga ay ku leeyihiin magaalada Dhimishiq ay ka dambeeyeen diyaaradaha dagaalka ee Israa'iil, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Warbaahinta maxalliga ee Sanca oo soo xigatay iloo wareedyo militariga ka tirsan ayaa sheegtay in qaraxyada ay...
Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Shabeellaha hoose Cabdifataax Xaaji Cabdulle ayaa ka badbaaday isku dey dil kaddib markii qarax miino loogu xiray gaarigiisa oo ay ku dhaawacmeen labo askari. Qaraxan ayaa ka dhacay degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir galinkii danbe ee shalay waxaana uu guddoomiye ku-xigeenku u sheegay Idaacada VOA in watiga...
Wararka ka imanaya magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaa ay ka socdaan kulamo aan kala joogsi laheyn oo looga arinsanayo magacaabista gole wasiirro cusub oo uu yeesho maamulka kaddib markii ay isku biireen Ahlu Sunna Waljameeca. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa...
Xeerka Kufsiga ee golaha Wakiiladdu u gudbiyey madaxtooyada ayaa muran ka dhashay ka dib markii Guurtiddu ku dooday in xeerkaasi ahayd in uu iyaga soo maro si ay ugu gudbiyaan madaxweynaha. Xildhibaanada golaha Guurtida ayaa dood maanta ka yeeshay xeerkaasi ay markii hore wax ka bedel iyo kaabis ku sameeyeen...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya Danjire Francisco Medara. Guddoomiyaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga, ilaalinta xuquuqul iinsaanka iyo dadaallada Maamulka Gobolka Banaadir uu ugu jiro xal u helista dhibaatooyinka...