Monday, November 9, 2026
Ururka Warshadleyda Somaliland ayaa si weyn uga hor timid wareegtadii uu madaxweyne Muuse Biixi ku joojiyey cashuur dhaaf loo samayn jirey alaabta iyo badeecadaha dibada uga yimaada warshadaha. Ururka warshadleyda ayaa sheegay hadii cashuur dhaafkaasi loo samayn jirey alaabta qaydhin ee dibada ka soo iibsadaan la joojiyey ay sababi doonto...
Magaalada Beijing waxaa si rasmi ah maalintii shalay uga furmay madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah, Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika. Shiinaha, oo ka duulaya xoojinta iskaashiga dhaqaale iyo xiriirka Shiinaha iyo Afrika ayaa waxa uu ku dhawaaqay Sanduuq horumarineed oo $60 bilyan ah...
https://www.facebook.com/GMDQSO/videos/840399186349375/ warsom2011@gmail.com
Waxaa magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha ka furmay Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC) oo ay sanadkan ka qeyb galayaan madaxda 53 dal oo Afrikaan ah. Madaxweynaha Shiinaha ee dalkiisa uu martigelinayo shirka Xi Jinping,ayaa furay shirka maanta oo Axad ah 3-September 2018-ka,waxaana ka qeyb galaya madaxweynayaasha...
Eng. Maxamuud Khaliif Xassan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqey in uu u tartamayo doorashada xilka madaxweynaha Puntland ee ka dhici doonta magaalada Garoowe bisha Janaayo siddeedeeda sanadka 2019-ka; isaga oo halku-dhegga ololaha doorashadiisa ku magacaabay ‘Karti iyo Hufnaan’. Xaflad si weyn oo qiira leh loogu soo dhaweeyay Eng. Jabiye...
Waa dhacdo ugub ku ah bulshada Soomaalida dhax-deeda kaddib markii la arkay meydka nin dhalinyaro ah oo ka lusha mid ka mid ah baalayaasha korontada deegaanka Siinka dheer ee dulleedka Muqdisho. Dadka ayaa saakay ku waabariistay meydka ninka dhalinyarada oo ka soo raaraca mid ka mid ah balayaasha gudbiya kaawada...
Maxamed Cabdullaahi Maxamed Cadow oo ah eedeysanaha Koowaad ayaa Ciidamada amniga soo qabteen 22-kii bishii 4-aad ee sanadkan, iyadoo xilligaas lala xiriirnayay Al Shabaab, waxaana ciidamada amniga oo hayay xogta eedeysanaha ay xilligaas kadib ku wareejiyeen Hay’adaha baarista, waxaa uuna eedeysanaha fududeeyay in ay gacanta dowladda soo galaan Eedeysanayaasha...
Maanta oo Isniin ah waxaa ka furmaya magaalada Beijing shirka u dhaxeeya Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC) oo ay sanadkan ka qeyb galayaan ku dhawaad madaxda 53 dal oo qaarraada ka tirsan. Kulanka ayaa inta uu socdo waxaa lagu eegi doonaa iskaashiga ganacsiga iyo maalgashiga, hiigsiyada cusub ee iskaashiga dhaqaale,...
Guud ahaa marka la eego waa kulankii saddexaad oo ay yeesheen golaha Isbaheysiga ay ku mideysan yihiin madaxda dowlad gobolleedyada, kulankan maanta ka furmaya Kismaaya-na waxaa uu noqonayaa kii labaad oo ay marti-galiso Jubbaland, marka laga reebo Baydhabo oo sidoo kale horey loogu qabtay shirkan. Kulankan waxaa la oran karaa ...
Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ayaa eegaysa in ciidamada kamandosta ee Maraykanka ay kala soo baxdo dalka Niger, isla markaana ay soo xirto badi xeryaha ay deggan yihiin ciidamada aragixiso la dirirka ee qaaradda Afrika, sida laga soo xigtay wargeyska The New York Times. Saraakiil wasaaradda ka tirsan ayaa wargeyska...