Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay dadkii rayidka ahaa iyo askartii ku shahiiday falkii argagixisanimo ee saaka ka dhacay Xarunta Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Madaxwaynaha ayaa khudbad uu u jeediyey Xildhibaannada Golaha Shacabka waxa...
Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay ka qeybgalka munaasabada furitaanka Kalfadhiggii Afaraad ee Golaha Shacabka oo xiligan-ka socta xarunta Jen Kaajiye ee magaalada Muqdisho.
Qaar ka mid ah senator-ada Aqalka Sare ayaa inoo sheegay in kalfadhigooda aanu maanta furmi doonin, isla markaana maalinta berri uu furmi doono.
Labadii...
Gabi ahaan-ba waxaa bur buray xaruntii degmada Hodan kaddib weerar ismiidaamin oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo barkhanimadii maanta lagu qaaday xarunta degmada.
Warar hor dhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in tiro ka badan 5 ruux ay ku dhinteen qaraxan, sidoo kale gaadiidka gurmadka...
Wararka ka imanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in tiro dad ah ay ku dhinteen dagaal xooggan oo ka dhacay agagaarka magaalada dekadda leh ee ay Xuutiyiinta haystaan ee Hodeida.
Ila wareedyo laga helayo xarumaha caafimaadka ayaa laga soo xigtay in dagaalkan lagu dilay in ka badan 70 ka tirsan mucaaradka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah u furaya kalfadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Golaha Shacabka.
Sida uu qabo Dastuurka Soomaaliya madaxweynaha ayaa furaya Kalfadhi kasta oo ay yeelanayaan Golayaasha Baarlamaanka dalka.
Kulankan waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed...
Ra’iisal wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha oo lagu samaynayo dib-u-dhis ballaaran.
Sanduuqa horumarinta dawladda Qatar ayaa maal-gelinaya dhismaha iyo dayactirka lagu samaynayo wasaaradda qorshaynta, arintaas oo qayb ka ah heshiis ay horay u wada saxiixeen labada dawladood...
Inta la xaqiijinayo 17 ruux ayaa ku dhimatay Axadii maanta kaddib markii ay bur burtay diyaarad ka anbabaxday Garoonka diyaaradaha magaalada Jubba ee dalka Koonfurta Sudan kuna sii jeeday magaalada lagu magacaabo Yirol.
Saddex ruux ayaa la sheegay in laga soo badbaadiyay diyaaradaha, halka labo ruux kalana la la-yahay, dadka...
Eritrea ayaa dib ugu biireysa urur goboleedka IGAD iyadoo munaasabad loogu oggolaanayo lagu wado in lagu qabto magaalada Addis Ababa toddobadka dambe.
Eritrea ayaa laga saaray xubinimada IGAD sanadkii 2007dii balse waxaa ay dib ugu biirtey 2011. laakiin waxaa markale laga saaray xubinimadeeda sanadkii 2017kii.
Dhinaca kale saxiixa ugu dambeeya ee...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa fuliyey qorshaha dib-u- soo celinta dhulka Danta Guud oo Jardiinka Number Afar la banneeyey oo dhismihii laga burburiyey si bilicdii Dar-jiinooyinka la soo celiyo.
Dhismaha xalay la burburiyay ayaa ahaa dhisme horay ay uga guureen dadkii dhistay Sababo dhanka dhaqaallaha ah, waxaana xusid mudan in Gudoomiye...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar (Camey) oo ka hadlay shirka madasha wada-tashiga dowlad-gobolleedyada ee lugu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo, wuxuu sheegay inaysan maslaxad ugu jirin bulshadda Soomaaliyeed.
Camey, wuxuu sheegay in looga baahan-yahay hoggaamiyayaasha Soomaaliyeed in si wadajirka ah looga tashado masiirka umadda Soomaaliyeed, isagoo inta ku daray in looga...


















