Dowladda Itoobiya ayaa heshiis nabadeed la gaartay Laba Garab oo ka mid ah Jabhadaha Oromada, taas oo Af-jaraysa colaad iyo gadood Hubeysan oo Bilooyin ka taagnaa qaybo ka mid ah dalkaas, sida ay baahisay Wakaaladda wararka Ethiopia ee ENA.
Jabhadahan oo kala ah, Oromo Democratic Party (ODP) iyo Liberation Front...
Hoggaamiyayaasha dowlad-gobolleedyada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaas oo ay ka socoto qaban qaabadda xaflad lagu caleemo-saarayo madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa.
Madaxweynayaasha Jubbaland, Koonfurgalbeed iyo Hirshabeelle ayaa dhammaantood gaaray Garoowe,iyagoo kala hoggaaminaya wafdi isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno.
Waxaa si gaar gaar ah ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha...
Waxaa soo baxaya ifafaalo ah in horumar laga sameeyey wadaahadalladii Maraykanka iyo Taalibana ku dhexmarayey waddanka Qadar, taasoo keentay in dadka qaar ay u arkaan in degaanansho siyaasadeed laga gaari karo colaadda 17-ka sano socota ee Afghanistan.
Wadahadallada ayaa furmay Isniintii, waxayna dhexmarayeen koox uu hoggaamiyo ergayga Maraykanka Zalmay Khalilzad...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo is daba joog ah oo saacadihii ugu danbeeyay diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobollada Koonfurta Soomaaliya.
Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in duqeymihii ugu danbeeyay ka kala dhaceen degmooyinka Jilib iyo Buurhakab oo ka kala tirsan gobollada Jubbada...
Dabkan oo burburay qeybo ka mid ah suuqa ugu weyn degmada Wadajir ayaa ugu danbeyntii lagu guuleystay in la damiyo sida ay warbaahinta u sheegeen mas’uuliyiinta degmada iyo saraakiisha ciidamada.
Saraakiisha ayaa sheegay in markii uu dabku kacay gurmad deg deg ah ka heleen kooxaha gurmadka, gaar ahaan shirkadda Hormuud.
Lama...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goor horeba sii sheegay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya marka la gaaro doorashada sanadka 2020-2021ka.
Waxaa uu sheegay in uu mar kale u tartami doono xilka madaxweynaha Soomaaliya si dalka looga badabaadiyo Al-Shabaab iyo Kooxaha kale, madaama...
Rag hubeysan ayaa lagu waramayaa in ay xalay weerar ku qaadeen guri uu magaalada Baydhabo ka degenaa xildhibaan Carfo Ibaahim Aadan oo ka mid ah baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed.
Weerarka oo loo adeegsaday Bamka gacanta laga tuuro ayaa waxaa ku dhaawacmay Saddex ruux, kuwaa soo loola cararay Isbitaalka weyn ee...
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee Soomaaliya,Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa goor dhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.
Waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay wafdiga, guddoomiyaha Baaralamaanka Puntland iyo mas'uuliyiin kale.
Guddoomiyaha golaha aqalka sare oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa ku baaqay in bulshada Soomaaliyeed oo hal...
Dawladda Venezuela iyo Mareykanka oo Khilaaf Ba’an Soo Kala Dhexgaley iyo Xaaladdu Halka ay Mareyso.
Waxaa cirka isku sii shareereysa xiisadda u dhaxaysa dowladda Venezuela iyo dalka Mareykanka.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela Juan Guaidó uu u aqoonsan yahay madaxweynaha ku meel gaarka ah.
Hadalka Mareykanka ayaa yimid kaddib markii 35-sano-jirkaasi uu shalay caasimadda Venezuela ee Caracas kaga dhawaaqay inuu yahay...
War saxaafadeed kasoo baxay ururka ONLF ayaa lagu sheegay in shacabka soomaalida ee ku nool dowlad deegaanka ay xaq u leeyihiin inay ka tashadaan arrimahooda siyaasadda isla markaasna ay ismaamulaan sida uu dhigayo dastuurka Itoobiya iyo xeerarka caalamiga ah.
ONLF waxay sheegtay in shacabka Soomaalida ay heystaan xoriyadda ah cidda...


















