Monday, November 9, 2026
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay soo saaristan iyo bandhigga kheyraadka dalka,kaddib kulan ka dhacay magaalada London. Wasiirka Batroolka iyo Macdanta  dowladda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay  dadaal ugu jirto sidii loo soo saari lahaa Kheyraadka dabiiciga ah ee  dalka. Wuxuu sheegay Wasiirka...
Ku dhawaad boqol carruur ah ayaa lagu soo warramayaa in bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ay ugu dhinteen cudurka Ebola, waxaana la filayaa in tiradaasi ay sii kororto. Hay'adda samafalka ee Save the Children ayaa ka digaysa in haddii aan degdeg wax looga qaban xanuunkaasi ay qaadan doonti ilaa sanad...
Wasiirka Amniga dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cabduqaadir Aadan Jeelle ayaa cabasho ka dhan ah ka bixintaan ciidamada Burundi qeybo ka mid ah deegaannada Hirshabeelle u gudbiyay Aqalka sare ee Soomaaliya. Wasiirka ayaa kulan kula xildhibaannada laga soo doorto deegannada Hirshabeelle ee ku matala Aqalka sare ee Soomaaliya, ayaa sheegay in ciidamada...
Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Gudaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caaadle oo shalay gaaray degmada Buula-burte ayaa halkaa dhagax dhigay mashaariic hormarineed. Mashaariicda ayaa ka kooban ilaa qeybood oo kala ah dhismaha xarunta degmada, hoolka shirarka, suuqa hilibka iyo khudaarta, garoonka kubada cagta, nalalka cad-ceeda ku shaqeeyo iyo (Taakulaynta  Haweenka Beeralayda...
Baarlamaanka Puntland oo maanta yeeshay fadhi ay soo xaadireen 53 Xildhibaan ayaa ka doodday qaabka loo ansixinayo golaha wasiirrada cusub ee la filayo inuu dhawaan magacaabo madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni. Xildhibaannada waxaa ay si adag uga doodden in wadar codka kalsoonida loogu qaado golaha wasiirrada iyo in si kali...
Turkiga ayaa cambaareeyay hanjabadda iyo cabsida Shiinuhu ku haayo dadka muslimiinta ah ee qabiilka Wiguuru (Uighur), taas oo la tilmaamay in ay  ceeb ku tahay xagga bini aadanimada. Hadal uu maalinimadii shalay baahiyay Afhayeen u hadlay Wasaaaradda  Arrimaha Dibadda ee dalka Turkiga oo lagu magacaabo Hami Aksoy ayaa lagu sheegay...
Saddex Askari oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee nabad ilaalinta u jooga dalka Koonfur Suda ayaa ku dhintay shil diyaaraddeed oo ka dhacay gudaha xeryo UNku leeyihiin. Gaar ahaa shilkan ayaa ka dhacay xero ku taala Abyei oo ku yaala xadka kala qeybiya dalalka Sudan iyo Koonfurta Sudan, lamana sheegin ilaa...
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya casho sharaf ugu sameeyay madaxda Africa ee halkaa u jooga ka qeybgalka shirka midowga Africa oo maanta furmaya. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo ayaa ka mid ah madaxda ku sugan Addis Ababa ee halkaa shirka uga...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in koox hubeysan xalay ku dileen Waqooyiga magaalada nabaddoon ka mid ahaa waxgaradka gobolka Mudug. Nabaddoonka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdiqani Maxamed Cabdi Bale, waxaana baxsaday kooxdii dilka geysatay. Ciidamada Amaanka ayaa saakay ka wada qeybo ka...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa kulan gaar ah kula yeeshay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guiteres oo ay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta dowladda federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay. Madaxweynaha waxaa kulanka dhankiisa ku wehlinayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo...