Maxkamadda Darajada koowaad ee gobolka Bari ayaa maanta xukun dil ah ku riday dhallinyaro ku eedeysnaa dilka Nin ganacsade ah.
Abuukar Cabdinuur Jaamac, oo ah guddoomiyaha maxkamadda Darajada koowaad ee gobolka Bari oo ku dhawaaqayey xukunka raggan ayaa sheegay in dhammaan raggan lagu helay dambiyada lagu soo eedeeyay kaddib caddeymo...
Garoonka diyaaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa soo cagadhigatay diyaarad siday Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, kaddib markii dowladda Kenya ay ku amartay in uu dalkiisa dib ugu laabto.
Diyaarada siday Danjiraha ama safiirka waxaa la socday Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ka soo...
Dowladda Kenya ayaa mar kaliya ku dhawaaqday in ay xiriirka Diplomasi u jirtay dowladda Soomaaliya, iyadoo u yeertay safiirkeedii ka joogay Muqdisho, halka danjiraha Soomaaliya -na ugu baaqday in uu dalkiisa dib ugu laabato.
Xiriirka labada dal oo waayadii ugu danbeeyay u muuqday mid sii xoogeysanaya, ayeey dad badanni su’aal...
Wararka ka imanaya degmada Qoryoole ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in xalay dagaal culus uu degmada ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahannada Al-shabaab.
Dagaalka ayaa qarxay kaddib markii ay Al-Shabaab weerareen saldhigyada ay Cidamada Dowladda ku leeyihiin degmadaas,waxaana dad ku sugan degmada Qoryooley ay sheegeen in...
Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo BBC ku biiray 1989, ayaa haatan ku jira maalmihii ugu dambeeyay ee shaqada BBC-da.
''Markii aan ku soo biiray BBC waxaa igu adkaa qalabka iyo farsamadii lagu shaqeynayey oo ka duwaneyd tii Radio Mogadisho, balse tababar ka dib waa la qabsannay oo waxaa nala baray...
Ururka Al-shabaab ayaa qoraal ay ku baahiyeen baraha Internetka ku sheegeen ay madaafiic ku weerarreen saldhig militariga Mareykanku ku leeyihiin gobolka Shabeellaha Hoose.
Al-shabaab ayaa sheegay in madaafiic dhowr ah ku weerarreen saldhigga Balli-doogle ay ka kacaan dayuuradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanku duqeymaha kaga geysto Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Ilaa...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegay in maamulka labada dhinac magaalada xalay iska kaashadeen diminta Dab ka kacay kaalin shidaal, kaasoo geystay bur bur hanti.
Xarunta uu Dabku ka kacay ayaa ku taala dhinaca Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo uu ka arimiyo maamulka Galmudug ayaa...
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaas oo ay ku bixi doonto 30 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah.
Hawl-galka Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOM) ayaa Khamiistii sheegay in si loo caawiyo dedaallada nabadeed ee ka jira Dalka Soomaaliyeed la...
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka dagay ka dib markii uu dukaan ka xaday rooti la jeexay oo la dhex galiyay wixii lagu cuni lahaa, xildhibaanka ayaa sheegay in shaqaalaha dukaanka ku yaalla Ljubljana ay u isku mashquuleen oo uu wax la hadla waayay.
Darij Krajcic ayaa warbaahinta...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr ; Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle, Wasiirka ayaa Maanta ka hadlay xaaladda dhaqaale ee Dalka, miisaaniyadda Sanadkan iyo caqabadaha ka taagan canshuur bixinta.
Wasiirka ayaa sheegay in ay jiraan illaa 20 shirkado oo aan canshuur bixin, isagoo u digay shirkadahaa, kuna wargeliyay in haddii ay bixin waayaan ay...


















