Monday, November 9, 2026
Sida ay qoreen qaar ka mid warbaahinta dalka Kenya oo maanta oo Talaado ah ayaa la filayaa in Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Munica Juma hortagto baarlamaanka dalkeeda si wax looga weydiiyo khilaafka cusub ee soo kala dhaxgalay dowladdaha Kenya iyo Soomaaliya. Guddoomiyaha guddiga difaaca iyo arrimaha Dibadda baarlamaanka Kenya Katoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Burundi ayaa xalay waxaa dalkaasi loogu sameeyay munaasabad Casho sharaf ah oo uu ku marti qaaday Madaxweynaha dalkaasi Burundi Pierre Nkurunziza. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa safarkiisa Burundi ku wehliya mas’iiliyiin ay ka mid yihiin Wasiika Gaashaandhigga Soomaaliya Xassan Cali Maxamed...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimada dalka Burundi ee Bujumbuura iyadoo garoonka diyaaradaha uu ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza. Dalka Burundi ayaa waxaa uu ka mid yahay wadamada ay ciidamadooda joogaan dalka Soomaaliya kuwaasoo dadaalka qayb ka ah Ciidamada Nabad Ilaalinta...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa Xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo dhawaan laga kordhiyey cisbitaalka Hargeysa, kuwaas oo wax weyn ka tari doona baahiyaha uu cusbitaalku qabo. Xarumaha cusub ayaa kala ah Waadhadh cusub oo loo hirgeliyey Hooyada iyo dhallaanka, qayb loogu talo galay bukaan-socodka iyo waax lagu keydiyo tamarta...
Waxaa maanta caasimadda DDS ee Jigjiga booqasho ku timid  Zinash Tayajaw oo ah xaaska Ra'iisal wasaaraha dalka Itoobiya, Abiyi Axmed. Zinash Tayajaw ayaa markii ay kasoo degtay garoonka diyaaradaha ee Jigjiga ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay madaxwaynaha DDS Mustafe Muxumed. Haddaba intaa kaddib ayaa xaaska Ra'iisal wasaaraha Itoobiya waxay dhagax dhigtay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Burundi, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas. Madaxweyne  Farmaajo iyo Madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa  ka wada hadli doona xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dowladood  iyo sare u qaadidda...
Ganacsatada Qaadka ee Kenya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay joojiyaan Qaadka ay u dhoofiyaan Soomaaliya, haddii ay dowladda Soomaaliya sii wado muranka dhinaca sohdinta badda iyo xiisadda diblomaasiyadeed ee labada dal u dhaxeeya. Ganacsatada Qaadka Kenya ayaa maalinta walba u soo dhoofiya Soomaaliya 50 tan , iyadoo dowladda...
Wararka ka imanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in xalay koox burcad Koonfur Africaan ah halkaa ku dileen ganacsade Soomaaliyeed. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Maxamed Ibraahim ayaa lagu dilay sida wararku sheegayaan xaafadda New Brighton magaalada Port Elizabeth ee Gobolka Eastern Cape. Burcadii dilka ka danbeysay ayaa la sheegay in...
Dowladda Kenaya ayaa lagu waramayaa in ilaa saddex qodob ku xirtay marka hore in ay dowladda Soomaaliya fuliso si xal looga gaaro khilaafka Diblomaasiyadeed ee soo kala dhax-galay. Qodobka Koowaad : - Ayeey Kenya ku sheegtay in dowladda Soomaaliya sida ugu dhaqsiyaha badan uga saarto qariirada qeybaha xudduud baddeedkeeda ka mid...
War ka soo baxay Wasaarradda arrimaha dibedda Kenya ayaa lagu sheegay in si qaldan loo fasiray tallaabadii ay dib ugu yeereen safiirkoodii Soomaaliya iyo dib ugu noqoshadii dalkiisa safiirkii Soomaaliya ee Kenya oo maanta soo gaaray Muqdisho. Amb. Macharia Kamau oo ah xoghayaha joogtada ah ee Wasaarradda arrimaha dibedda ayaa...