Madaxweynaha Jamhuuriyadda Gabon Ali Bongo ayaa waxa uu Christiane Ossouka Raponda u magacaabay ra’iisul wasaaraha waddankaas . waana haweeneydii ugu horreysay oo hoggaamiso gole xukuumadeed dal ku yaalla galbeedka Afrika.
Gabadhan oo 56 jir ah ayaa bedeli doonta Juien Nkoghe Bekele oo booskaan soo hayay 18-kii bilood ee u dembeeyay.
“Mudnaanta...
Ra’iisul wasaaraha waddanka Tunisia Elyes Fakhfakh ayaa is-casilay sida lagasoo xigtay laba mas’uul oo sar-sare oo ka tirsan dowladda, islamarkaana diiday in warbaahinta ay magacyadooda isticmaasho. Waayadii dembe waxay aragti ahaan kala duwanaayeen xisbiga talada dalkaasi haya ee Ennahdha
Fakhfakh waxay wararku sheegayeen iney ku socdeen baaritaanno la xiriira aragtida...
Madaxa shirkad Gawaarida sameysa oo ku taalla dalka Algeria Mahieddine Tahkout, kana mid ahaa shakhsiyaadka ugu dhaqaalaha badan waddankaasi ayaa lagu xakumay 16 sano oo xarig ah , kadib markii lagusoo eedeeyay musuq-maasuq. Wuxuu saaxiib dhow la ahaa madaxweynihii dalkaasi ee xukunka laga tuuray Abdelaziz Bouteflika.
Mahdieddine Tahkout waxaa lagusoo...
Waxaa dalka Kenya aas loogu sameeyay dhakhtarkii ugu horreeyay ee u dhintay xanuunka Covid-19, iyadoo munaasabadda aaska ah ay kasoo qeyb-galeen xubno kamid ah qoyska dhakhtaradda geeriyootay ee Doreen Adisa Lugaliki iyo saaxiibadeedii shaqada .
Dhakhtaraddan ayaa waxay ku dhimatay Ismaamulka Bungoma .
“Waxaan maanta aaseynaa Ubax aan ku il-doogsan jirnay...
Uganda ayaa xustay sannad-guuradii 10aad ee ka soo wareegtay qaraxii 11-kii Luulyo, 2010 ee ka dhacay caasimadda Kampala ee ay ku dhinteen 76 taageerayaal kubadda cagta ah tobaneeyo kalena ay ku dhaawacmeen.
Ururka Al-shabaab ayaa ka dambeeyay weerarkaan oo lala bartilmaameesaday goobo lagu daawanayay koobkii adduunka sanadkii 2010.
Patrick Onyango, oo...
Qaad Walayaal Kenyaan ah oo Sheegay In ay Khasaareen 80,000 dolar Kadib Diyarad Dib Loo Soo Celiyey.
Ganacsatada qaadka Kenya ayaa sheegay inay ku hungoobeen dariiq toos ah oo xagga cirka ah oo ganacsigooda isaga gudbi lahaa Nairobi iyo Hargaysa si ay halkaas u geeyaan Qaadkii dowladda Soomaaliya ay joojisay.
Ganacstadu waxay sheegeen in ay ka heleen oggolaansho Maamulka Duulista Rayidka ah ee Somaliland, balse diyaaradii ugu...
Raiisel wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo la gudoonsiiyey Abaal-marinta Nabadda ee Nobel ayaa u muuqda mid soo afjaraya kor u qaadista rajada isbedelka dimoqraadiyadda. Rajooyinkaas waxaa lumiyey jawaabtiisa culus ee uu ka qaatay mudaharaadyada ka soo horjeedda dawladda.
Mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeeday dowladda oo soo billowday usbuucii hore,...
Madaxweynaha dalka Brasiil Jair Bolsonaro ayaa si toos ah (live) telefishinka dalkaas ka sheegay in laga helay cudurka Coronavirus.
Madaxweyne Bolsonaro oo 65 jir ayaa si xoogan uga soo horjeeday xakameynta cudurka Coronavirus isaga oo diiday in uu xirto mask, dadkana ku dhiiri-galiyey in aysan xiran sidoo kale dhaliilay dadka...
Beeraleyda Qaadka ee dalka Kenya ayaa sheegay inay ku jiraan waqtiyo adag oo dhaqaale xumo oo kasoo wajahay kadib markii dowladda Soomaaliya ay joojisay duulimaadyada xamuulka ee ka yimaada Kenya.
Ganacstada Beeralayda Qaadka ee gobolka Meru, ayaa madaxweynaha Kenya ee Uhuru Kenyatta ugu baaqay in uu la xiriiro dhiggiisa Soomaaliya...
Mareykanka ayaa isku diyaarinaya inuu soo rogo cunaqabateyn muddo dheer ah oo lagu ciqaabayo saraakiisha sarsare ee Shiinaha oo loo haysto xadgudubka xuquuqul insaanka ee ka dhanka ah muslimiinta gobolka Xinjiang.
Cunaqabateyntu waxay u badan tahay inay bartilmaameedsato mas'uuliyiinta Xisbiga Shuuciga ee mas'uulka ka ah gudaha iyo cadaadinta dadka laga...


















