Ciidamada Ruushka ayaa magaalada Odesa ku garaacay gantaalaha riddada dheer, duqeyntaasi oo shaki gelisay dhaqan galka heshiiskii shalay la gaaray oo ku saabsanaa in dib loo billaabo dhooffinta hadhuudhka.
Ruushka ayaa heshiiskaasi ku ballan qaaday iney wax duqeyn ah ku beegsaneyn maraakiibta xamuulka ee badarka ka soo qaadaya ama geynaya...
Booliska ka howlgala gobolka ay ku taallo magaalada barakaysan ee Maka ee dalka Sacuudiga ayaa waaxda dacwad-oogista u gudbiyay muwaadin lagu eedeeyay inuu ku kacay fal hadal-hayn ka dhex dhaliyay Muslimiinta, sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee Sacuudiga (SPA).
Ninkan oo xabsiga la dhigay ayaa loo haystaa inuu si sharci-darro...
Dowladda Kenya ayaa billowday markii ugu horeysay inay daraasiin Geel ah u tababarto dadaallada wax looga qabanayo amni-darrada ka jirta dalkaas, gaar ahaan Qaraxyada.
Ilaa 200 oo neef oo geel ah ayaa lagu tababaray inay diyaar u noqdaan howlgal ku saabsan inay meel fog ka soo baaraan waxyaabaha qarxa, si...
Dowlada Kenya ayaa maanta bilowday bixinta shatiyada dhoofinta Qaadka Miirowga sida uu dhigayo xeerka cusub ka dib markii xanibaada laga qaaday Qaadkii ay u soo dhoofin jirtay Somalia.
Masuul ka tirsan Miraa Pyrethrum ayaa sheegay inay heleen illaa hadda ugu yaraan 20 dalab oo ka yimid dadka xiisaynaya dhoofinta Jaadka...
Britain ayaa diiwaangelisay heer kulkeedii abid ugu sarreeyay oo ahaa 40-C (104F) maanta oo Talaado aheyd iyadoo kulaylka Yurub uu sii kordhayo, taasoo ku qasabtay waddooyinka tareenada inay xirmaan ka dib dab ka kacay London oo dhan.
London, ayaa dhaaftay heerkii hore ee kuleylka oo ahaa 38.7-C kaasoo la diiwaan...
Afhayeenka TPLF Getachow Reda oo AFP la hadlayay ayaa sheegay in Jabhadda TPLF ay diyaarisay guddidii wadaxaajoodka la gali lahaa dowladda Itoobiya.
Arrintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo toddobaad ka hor ay xubnihii dhanka dowladda Itoobiya uga qayb gali lahaa wada hadalkan ay daraasad ku sameynayeen qaabkii wada hadal loola gali...
Wasaaradda Caafimaadka dalka galbeedka Afrika ku yaalla ee Ghana ayaa sheegtay in ay xaqiijiyeen labadii kiis ee ugu horeeyay ee VIrus-ka Marburg, oo ah cudur aad u faafa oo la mid ah Ebola.
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in labada bukaanba ay ku dhinteen Isbitaalka.
Sagaashan iyo siddeed qof...
Wasiirka gaashaandhigga Ruushka , Sergei Shoigu, ayaa ku amray militeriga inay xoojiyaan dagaalka ay ka wadaan dalka Ukriane ka dib amar sidaas faraya oo ka soo baxay Madaxweyne Putin.
Wasiirka ayaa amarkan siiyay ciidamada Ruushka xilli uu booqasho ku tagey saldhig militeri oo ku yaalla gudaha dalkaas.
Wuxuu sheegay in arrintani...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in go’aanka maxkamadda ICJ ee ay kasoo saartay dacwadda Badda ee u dhaxesay Kenya iyo Soomaaliya, ay dhaqan galin doonto dowladda cusub ee Kenya.
Qodobkan ayaa la filayay in ay ka wadahadlaan madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo shalay gaaray heshiis ka kooban 11 qodob oo...
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay hawadeeda u furtay dhammaan diyaaradaha, oo ay ku jiraan kuwa ka imanaya ama ku socda Israel.
Go’aanka waxaa soo dhaweeyay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo galabta booqasho uga bilaabatay Sacuudiga, ayada oo diyaaraddiisa ay toos uga kacday Israel una tagtay Jeddah.
Biden oo wali ku...


















