Madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni iyo dhiggiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka codsaday in laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran Geeska Afrika, si ay u dhistaan awoodda ay ku maareyn karaan ammaanka.
War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen labada mas’uul ayaa waxay ku...
Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay inuu saddex weerar oo xagga cirka ah ku qaaday kooxda Al-Shabaab, isagoo kaga jawaabayay weerar Alshabaab ay ku qaadeen ciidamo katirsan kuwa xoogga dalka oo ku sugnaa meel u dhow magaalada Beledweyne.
Faahfaahin hordhaca ah oo kasoo baxay weerarkan, ayuu taliska Maraykanka ee Afrika,...
Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa si dirqi ah ugu guuleysatay Talaadadii xalay, tartanka hordhaca ah ee Congress-ka Mareykanka oo ay kula tartamaysay Xubin hore oo ka tirsan golaha deegaanka Minneapolis, Don Samuels.
Ilhaan Cumar ayaa heshay 51 boqolkiiba codadka la dhiibtay ee doorashada. Halka Samuels uu helay 48 boqolkiiba.
"Guusha caawa waxay...
Kenya: Goobaha codbixinta ayaa intooda badan haatan si rasmi ah loo xiray, balse cod bixinta ayaa lagu kordhiyay goobo yar yar oo sii furmaandoona illaa dadku ka codeeyaan.
Codeyntan ayaa daba socota olole xooggan oo ay hareeyeen doodo ku saabsan shaqo la'aanta iyo musuqmaasuqa ka jira Kenya.Musharaxiinta ugu cad cad...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhigyo ciidamada Kenya ay ku leeyihiin deegaano hoostaga degmada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari kenya.
Dagaalyahanada Al-shabaab ayaa weeraray Saldhigyada deegaanada kala ah Waraabeeyo iyo Ilie oo labada ah deegaano ka mid ah magaalada Mandhera, waxaana...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas.
Madaxweynaha oo garoonka diyaaradaha calaamiga ah ee Entebbe uu ku soo dhaweeyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Uganda Mudane Odongo...
Kooxda Daacish ee ku sugan Soomaaliya ayaa soo saartay muuqaal 25 daqiiqo soconayo oo ku qoran afka Amxaariga, kaasoo ay ku doonayaan inay ku qortaan dadka kasoo jeeda Itoobiya.
Saddexdii muuqaal ee ugu dambeeyay ee ay sii daysay ISIS waxay dhammaantood ku qornaayeen luqado aan Carabi ahayn.Muuqaal 14-kii Juun ay...
Dowladda Mareykanka ayaa si weyn u soo dhaweeyay ansixinta xukuumadda cusub uu dhawwaan soo magacaabay Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre, oo maanya xildhibaanada golaha shacabka si aqlabiyad leh u siiyeen codka kalsoonidda.
Qoraal kasoo baxay safaaradda Soomaaliya ku leedahay dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweenayaan asnixinta xukuumadda...
Dilka hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri ee duqeynta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ma saameyn doonto howlgallada kooxaha argagixsada ee xiriirka la leh ee dunida, balse waxay fureysaa dariiqa loo maro hannaan kala horreynta dhanka hoggaanka oo ah mid dhib badan.
Jihaad-doonkii u dhashay Masar oo Maraykanku sheegay in lagu...
Dowlada Chile ayaa sheegtay in ay baaritaan ku samaynayaan god aad u wayn oo hoos u qodan oo aan la garanayn waxa uu yahay.
Godkan ayaa ku yaallaa meel u dhow goob macdanta laga qodo oo ku taalla dhinaca waqooyi ee waddankaas.
Mas’uuliyiinta dowladda ayaa aaminsan in godkan uu hoos u...


















