Madaxa Cafimaadka Aduunka Tedros Adhanom ayaa ka waramay xaaladda dhabta ah ee ka jirta gobolka uu isagu kasoo jeedo ee Tigray.
Tedros ayaa sheegay in dad wheladiisa ah oo ku dhaqan gobolka Tigray uusan la xiriiri karin, ogayna xaalad ay dadkaasi ku sugan yihiin hadda, isagoo yiri " Waxaan halkaas...
Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ayaa maanta duqaymo ka fuliyay magaalada Mekelle ee xarunta gobalka Tigray, sida uu baahiyay Telefishinka Tigray ee ku hadla afka Kooxda TPLF.
Duqeyntan ayay kooxda TPLF sheegeen in loogaystay goobo ay ku sugnaayeen dad shacab ah, iyagoo sidoo kale sheegaya in duqeyntani ay ka dhasheen khasaare...
Kooxda TPLF ee haatan gacanta ku haysa gobolka colaaduhu ragaadiyeen ee Tigray ayaa sheegtay in Ciidamada Militariga Itoobiya oo kaashanaya kuwa degaanka Axmaarada iyo maleeshiyaadka FANO ee degaanka Axmaarada ay saaka weerar kusoo qaadeen Koonfurta gobolka Tigray.
Warkan oo saaka lagu baahiyay Warbaahinta ay maamusho kooxda TPLF, ayaa lagu sheegay...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Kooxda TPLF ay wado qorshe ah in dagaal uu mar kale ka qarxo gobolka Tigray, iyadoo marmarsiinyo ka dhiganaysa in dowladdu ay ka baxday wadahadalladii nabadeed, sida uu Warbaahinta u sheegay Wasiirka Warfaafinta ee Itoobiya Leggese Tulu.
Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in...
Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday £2.3 milyan oo dheeri ah oo lagu taageerayo ciidamada Soomaaliya, taasoo qeyb ka ah taageerada dhinaca amniga ee Soomaaliya.
Safiirka UK ee Soomaaliya Kati Foster ayaa taageeradan dhaqaale kaga dhawaaqay kulan ay magaalada Muqdisho kula qaadatay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur.
UK ayaa dowladda Soomaaliya...
Dowladda Iran ayaa beenisay inay hub sharci darro ah oo lagu taageerayo Xuutiyiinta geysay dalka Yemen, hubkaas oo la sheegay in lasoo marsiiyo badda Soomaaliya, sida ay horey u sheegeen hay’adaha UNka iyo kuwo kale.
Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkaas, Nasser Kanaani ayaa si adag u beeniyay warkaas, isagoo...
Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday shacabka dalka Kenya iney muujiyaan deganaasho iyo dulqaad, maalin kadib markii la shaaciyay natiijada doorashada inuu ku guuleystay William Ruto oo noqonaya madaxweynaha shanaad ee dalkaasi Kenya, iyadoona natiijadaasi uu qaadacay Raila Odinga oo ahaa musharaxa tartanka adag la galay William Ruto.
Afhayeenka Wasaaradda arrimaha...
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku gacan seyray natiijada doorashadii madaxtinimo ee Kenya isagoo sheegay in natiijadii lagu dhawaaqay Isniintii shalay ay tahay mid aan waxba ka jirin.
Mr Odinga ayaa madaxa guddiga doorashada Kenya ku eedeeyay inuu si cad ugu xad gudbay dastuurka Kenya.
"Waxaan gabi ahaanba diidnay natiijada...
Hoggaamiyaha ruug cadaaga ah ee mucaaradka Raila Odinga ayaa hoggaaminaya tartanka madaxtinimada Kenya, sida ay baahisay warbaahinta REUTERS.
Iyadoo in ka badan 26% codadka la tiriyay, Odinga ayaa helay 54% halka Ruto uu helay 45%, sida ku cad natiijada ay soo saareen guddiga doorashada Kenya.
Natiijada ayaa lagu soo bandhigay shaashad weyn...
Dowlada Maraykanka ayaa xukuumada iyo madaxda mucaaradka Somaliland ugu baaqday in ay kusoo laabtaan miiska wadahadalada.
Qoraal kasoo baxay Safaarada Maraykanka ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in dowlada Maraykanku mucaaradka iyo muxaafadka Somaliland usoo jeedinayso in ay ka fogaadaan qaska siyaasadeed oo ay kusoo laabtaan miiska wadahadalada.
"Waxaanu ku boorinaynaa xisbiga...


















