Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuriyadda Midowday ee Tanzania, Dr Tulia Ackson, ayaa lagu dhawaaqay in ay tahay Guddoomiyaha 31-aad ee Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU).
Waxay ku guulaysatay doorasho ka dhacday magalada Luanda ee dalka Angola, iyadoo ay la tartamayeen saddex musharrax oo kale oo haween ah oo ay mid kamid ah tahay...
Xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed ayaa xalay wuxuu si rasmi ah u shaaciyay qabashada tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Sanadkan isbedel wayn ayaa ku yimid tartanka. Maamulka SSC-Khaatumo oo ay dhawaan dowladdu u aqoonsatay maamul KMG ah ayaa ka qeyb galaya tartankan.
Sidoo kale maamulka Puntland ayaan ka...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ugu deeqay mushaarkooda bisha Oktoobar, si ay ugu taageeraan ciidamada xoogga dalka ee dagaalka kula jira Al-shabaab.
Go’aankaan ayaa looga dhawaaqay shirka Golaha Wasiirrada oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, shirkaas oo ay kasoo baxeen qodobo ku saabsanaa dagaalka dowladda...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Golaha hanaanka casriyeynta iyo isbadalka Soomaaliya.
Magacaabista Golahaan ayaa la tilmaamay in looga golleyahay dhismaha iyo kobcinta isbeddel horseedaya Horumar waara, islamarkaana saldhig u noqon kara Soomaaliya xasiloon, maamul hufnaan leh oo dhaqaale ahaan isku filanan karo sida lagu...
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, haweeneyda lagu magacaabo Catriona Laing, ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya, in Puntland lagusoo celiyo madasha golaha wadatashiga qaran.
Catriona Laing, waxay sheegtay in lagu jiro marxalad xasaasi ah oo u baahan in si wadajir ah heshiis looga gaaro arrimaha masiiriga ah...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah kula qaatay magaalada Brussels ee dalka Biljamka madaxweynaha Golaha Midowga Yurub Charles Michel.
Labada madaxweyne ayaa kulankooda kaga wadahadlay dagaalka ka dhanka ah ciribtirka kooxda Al-shabaab, iskaashiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya ee dhinacyada amniga, geeddi socodka dowlad dhiska iyo...
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa sheegay in dad ay doonayaan inay la fashiliyaan dadaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee nabadaynta Soomaaliya.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in dad ay ku hawlanyihiin in la fashiliyo dagaalka uu madaxweynuhu kula jiro Al Shabaab, lakiin uu isaga laftiisu isfashilinayo.
"Xasan Sheekh intaasoo jeer ayaan idhi...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Brussels ee Caasimadda dalka Belgium.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa kaga qeybgalaya magaalada Brussels shir xasaasi ah oo u dhaxeeya Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya.
Shirkaan oo socon doona mudo laba cisho ah ayaa lagu...
Dawladda Kenya ayaa waxay soo bandhigtay magacyada 35 xubnood oo katirsan kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ku eedeysan inay ka dambeeyeen weerarro argagixiso oo ka dhacay gobolka xeebta ee Lamu.
Dowladda Kenaya ayaa ka codsatay dadweynaha reer Kenya inay si iskaa wax u qabso ah usoo gudbiyaan macluumaad horseedi kara in...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Siihayaha Safaaradda Mareykanka ee A.I. Shane Dixon iyo Colonel David J. Haskell, oo ah Taliyaha Howlgalka Gaarka ah ee Wadajirka ah ee Soomaaliya.
Inta uu socday kulankooda ayaa waxa ay uga wada hadleen iskaashiga muhiimka ah ee dhanka amniga ah ee u...


















