Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay, dowladda federalku in aysan Puntland ku khasbi doonin in ay qeyb ka ahaato nidaamka doorasho ee golaha wadatashiga qaran uu isku raacay.
Wasiir Axmed Macalin Fiqi waxa uu caddeeyay, Puntland in ay dibadda ka joogi doonto nidaamkaan doorasho ee dowladdiisu...
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saakay xaalad kacsanaan ah ay ka jirto deegaano hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug, halkaas oo Shalay ay ku dagaalmeen laba maleeshiyo beeleed oo walaalo ah.
Xiisada ayaa saakay si gaar ah u taagan deegaanka Xananbuure oo qiyaas ahaan u jira...
Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 278,000 oo kalena way saameeyeen roobab mahiigaan ah iyo fatahaado ay sameeyeen webiyada tan iyo markii ay bilowdeen roobabka xilliga Deyrta, sida uu sheegay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirinta Arrimaha Bini'aadantinimada (OCHA).
Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa warbixinteedii ugu dambeysay ee...
Mucaaradka maamulka Puntland ayaa maanta war saxaafadeed ay soo saareen waxay madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ku eedeeyeen inuu iclaamiyay colaad cusub, si uu xilka xoog ugusii joogo.
Mucaaradka waxay sheegeen in madaxweyne Deni uu la shiray saraakiisha ciidamada Puntland, islamarkaana uu faray in ay ku difaacaan damaciisa muddo kororsiga, iyagoo...
Madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa 24 saac kadib cadeeyay mowqifkiisa ku aadan xil cusub uu Shalay u magacaabay madaxweynaha dowladda fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud.
Xilka loo magacaabay Cali Jeyte ayaa ahaa u qeybsaha Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh ee arrimaha ciidanka Difaaca dadweynaha ee loo yaqaano...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo saakay ka dhacay deegaanka Buulo Xaaji oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Dagaalka ayaa ahaa mid dhexmaray ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland iyo kuwa Ururka Al-Shabaab, kaasoo yimid kadib markii ciidanka Daraawiishta Jubbaland ay weerar...
Wasiiru dowlaha Wasaarada arrimaha dibbada Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa sheegay, dowladda Soomaaliya inay fulisay ballanqaad ay la gashay dalka Tanzania, ballanqaadkaas oo ahaa in Soomaaliya ay ku garab istaagto inay Tanzania ku guulaysato madaxweynaha baarlamaanka adduunka.
Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda oo bixiyay wareysi, waxa uu sheegay, bishii...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Cali Jeyte Cismaan u magacaabay inuu noqdo u qeybsanaha xafiiska madaxweynaha ee arrimaha ciidanka Difaaca dadweynaha ee loo yaqaano Macawisleyda Soomaaliya.
Magacaabistaan ayaa lagu shaaciyay qoraal kooban oo lagu baahiyay warbaahinta dowlada, waxaana xusid mudan in magacaabista Cali Jeyte Cismaan ay kusoo...
Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay €89.5 milyan oo Yuuro ah, oo €20 milyan oo kamid ah loogu talagalay in lagu taageero miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ee la meel mariyay.
“Midowga Yurub wuxuu iskaashi adag la leeyahay Soomaaliya. Maalgelintan waxaan ugu talo galnay in aan wax kaga qabanno dowlad-dhisidda Soomaaliya, annagoo eegayna...
Ciidanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka oo iskaashanaya ayaa howlgalo ka sameeyay deegaano hoostaga magaalada Camaara ee gobolka Mudug.
Howlgalada ayaa la tilmaamay iney ahayeen kuwa lagu xaqiijinayo amaanka magaalada Camaara iyo deegaanada hoostaga, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda.
Saraakiisha waxay sidoo kale sheegeen...


















