Monday, November 9, 2026
Dabley hubaysan ayaa saakay salaaddii subax kadib magaalada Boosaaso ku dilay Ibraahim C/raxmaan Cabdi, oo kamid ahaa ganacsatada caanka ah ee kasoo jeeda deeganada Koonfur Galbeed. Ibraahim oo ahaa madax u ahaa bulshada kasoo jeeda deeganada Koonfur Galbeed ee ku sugan Gobolka Bari, ayaa la dilay waxyar kadib markii uu...
Ciidanka amniga ee dowladda ayaa gacanta ku dhigay eedeysane doonayay inuu miino ku dhajiyo xarun ganacsi oo kutaala suuqa bakaaraaha ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir, Salaax Dheere ayaa warbaahinta u sheegay, raad raac la sameeyay in lagu guulaystay in gacanta lagusoo dhigo eedeysanaha iyo mooto bajaaj lagusoo qaaday...
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacmay, kadib markii qof iskusoo xiray waxyaabo qarxa uu isku qarxiyay afafka hore ee xerada TurkSom. Qaraxaan ismiidaaminta ahaa ayaa lala beegsaday koox dhallinyaro ah oo safaf dheer ugu jirtay inay qortaan oo ay ku biiraan ciidamada xoogga dalka ee Gorgor. Warar horudhaca oo aan...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo miinooyin ah oo saacadahii lasoo dhaafay lala eegtay goobo ganacsi oo kala duwan oo ku yaala gudaha magaalada Muqdisho. Goobaha ganacsiyada ee qaraxyada miino lala eegtay ayaa laba ka mid ah waxay ku yaalaan jidka 30-ka, gaar ahaan agagaarka laba dhagax. Qaraxa sadaxaad ayaa...
Madaxweyne Deni iyo qaar kamid ah xisbiyada siyaasada ayaa sheegay inay ka go’an tahay inay hirygaliyaan doorasho qof iyo cod, xilli muddo xileedka Deni uu ka harsan yahay dhowr iyo sodon cishe. Madaxweyne Deni ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu mucaaradka kala xaajoodo sidii loogu qancin lahaa inay ka...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo ka dhacay saacadahii lasoo dhaafay Tuulada Helo Bacaad oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa la sheegay in ciidamada is kaashanaya ay ku dileen in ka badan 60 xubnood...
Waxaa maanta buuq iyo fowdo kusoo dhamaaday fadhi wadajir ah oo labada gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya isugu yimaadeen xarunta golaha shacabka ee Villa Hargeysa. Buuqa ayaa bilaawday kadib markii mudanayaal ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka ay is hortaag ku sameyeen inuu furmo fadhiga oo uu shir guddoominaayay guddoomiyaha...
Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweysay go’aanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu uga qaaday Cunnaqabateynta hubka ee Soomaaliya. Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya 31 sano kadib ay awood buuxda u leedahay inay soo iibsato hub. Madaxweynuhu wuxuu sheegay, in dalalka taageera...
Ciidamada badda Puntland, ayaa xoojiyey howlgallada xeebaha ee degaanada maamulkaas, ka dib markii kooxaha burcad badeedu ay bilaabeen weeraro ay ku qafaalanayaan doonyaha kalluumaysiga iyo maraakiibta ganacsiga. Taliyaha ciidanka badda Puntland Cabdullaahi Maxamed Axmed oo la hadlay wakaaladda wararka ee AP, ayaa u sheegay in ay laba jibaareen howlgallada ka...
Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad xasaasi ah ka jeediyay shirka Caalamiga ah ee isbadalka Cimilada (COP28) oo lagu qabtay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa khudbadiisa kusoo bandhigay baaxada saameynta xoogan ay Soomaaliya ku yeelatay isbadalka Cimilada, isagoona xusay in daadadka ka...