Monday, November 9, 2026
Waxaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa in garoonka Kubadda Cagta Stadium Muqdisho ee magaalada Muqdisho inuu si rasmi ah uga furmo tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta ee maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir. Tartanka Ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa sanadkaan waxaa ka qeybgalaya ilaa shan kooxood oo ka...
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo Xalay gudaha magaalada Garoowe ku qabsaday xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo uu ku shaacinayay inuu markale u taagan yahay qabashada xilka madaxtinimada maamulkaas ayaa ka hadlay arrimo badan oo xasaasi ah, isagoona ugu horeyn ku dheeraaday ka sheekeynta wax...
Ciidamada hay'ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta gacanta ku dhigay sadax baabuur oo ay ku raran yihiin qalab u badan Elektaoonig oo lagu dhex qariyay budada laga sameeyo waxyaabaha qarxa, sida lagu sheegay war kasoo baxay dowladda. Sadaxda gaari iyo 8 ruux oo uu ku jiro...
Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in qaar badan oo kamid ah Isimmada SSC- Khaatumo ay soo xusheen xildhibaanada beelahooda ku matalaya baarlamaanka cusub ee Puntland. Wasiirka wafaarfinta ayaa sheegay, in isimmadu aanay kaligood lahayn awoodda soo xulidda baarlamaanka. Wuxuu sheegay cuqaasha beeluhu inay usoo gudbiyeen dadka...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa safar saaka ugu baxay dalka Jabuuti, isaga oo halkaa kula kulmi doona Madaxweynaha Soomaaliya, si loo sii anba qaado wadahadaladii labada dhinac. "Ujeedada safarkan weftiga Madaxweynuhu hoggaaminayo ayaa ah in halkaa laga sii amba qaado wada hadalladii u dhexeeyey Somaliland...
Dacwad oogayaasha dalka Turkiga ayaa diyaariyay dacwad ka dhan ah wiilka uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo dalbanaya in lagu xukumo lix sano oo xabsi ah, kaddib shil baabuur oo uu ku dhintay muwaadin Turkish ah. Eedeynta uu diyaariyay xafiiska xeer ilaaliyaha Istanbul, ayaa lagu sheegay in...
Taliska ciidanka Booliiska Puntland ayaa shaaciyay magacyada labo nin oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyaan dil xalay magaalada Gaalkacyo loogu geystay labo sarkaal oo katirsanaa ciidanka Booliiska Puntland. Taliska Booliiska ayaa amray in lasoo qabto Xuseen Muuse Faarax iyo Maxamed Xuseen Muuse oo magaalada Galkacayo gaar ahaan xaafadda Halabokhad ku...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan ka sameeyay inta u dhaxeysa degmada Xudur iyo deegaanka Garasweyne ee gobolka Bakool. Abaanduulaha guutada 9-aad qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Gaashaanle Yoonis Aadan Xassan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in howlgalka lagu dilay...
Musharraxiinta madaxtinimada Puntland ayaa ku dhawaaqay inay kalsoonidii kala laabteen guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta xubnaha baarlamaanka, ka dib markii ay ku eedeeyeen in ay madaxweyne Deni kala shaqeynayaan inuu boobo kuraasta baarlamaanka. 15 musharrax oo ku midaysan bayaan ay soo saareen ayaa waxay ku sheegeen, in cawaaqib xumada ka...