Monday, November 9, 2026
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutteres ayaa sheegay inuu la hadlay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka dhegaystay walaaca heshiiska Is-fahamka ee u dhexeeya Itoobiya iyo Somaliland. Xoghayaha Qaramada Midoobay Antonio Gutteres ayaa xusay in Golaha Ammaanka uu dhowr jeer ku celceliyay in uu ixtiraamayo Madaxbanaanida...
Diyaarad Helicopter ah oo uu leedahay howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa gacanta ku dhigay kooxda Al-Shabaab, kadib markii ay galabta si lama filaan ah ugu degtay dhulka ay gacanta ku hayaan kooxda Alshabaab. Ugu yaraan lix ka mid ah shaqaalaha gargaarka ee la socday diyaaraddaan ayaa haatan waxaa...
https://youtu.be/4giGdWb-qBM Mudanayaal ka tirsan Barlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in gudoonka sare ay u gudbiyeen mooshin ka dhan ah heshiiyo amni oo ay sheegeen in Xukuumadda ay lasoo gashay dalalka Itoobiya iyo Imaraadka Carabta. Xildhibaanada ayaa dalbaday in golaha la hor keeno mooshinka si...
Ku dhawaad 10 qof ayaa ku geeriyooday, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen iska hor imaad saakay ciidamo maleyshiyo beeleed ah ku dhexmaray degaanka Maraaga oo qiyaastii 7km dhinaca bari uga beegan magaalada Laascaanood. Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa isugu jiray dhinacyadii dagaalamayay, iyo dhowr qof oo kale,...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu  kusoo dhaweeyay taliyaha ciidanka xoogga dalka sareeye Gaas Ibraahin Sheekh Muxidiin Cadoow. Taliye Ibraahin Sheekh Muxidiin ayaa ugu horeyn madaxweyne Xasan Shekh warbxin ka siiyay xaalada dalka iyo halka ay...
Khasaare dhaawacyo ah ayaa ka dhashay iska hor imaad  saakay ciidamo maleyshiyo oo kasoo jeeda Puntland ku dhexmaray degaanka Maraaga oo katirsan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Iska hor imaadkaan ayaa wuxuu ka dambeeyay muran dhexmaray labo ciidan beeleed, kuwaas oo isku haystay in muddo ah gaari uu saaran ahay...
Ururka mucaaradka Oromada ee dalka Itoobiya (OLF), ayaa walaac xooggan ka muujiyay xiisadda u dhaxeysa Itoobiya iyo Soomaaliya, kaddib markii ay dowladda Itoobiya iyo Somaliland kala saxiixdeen heshiis is-afgarad ah. "Waxaan ku baaqaynaa xasillooni iyo isfaham dhinacyada oo dhan ah, anagoo ku boorinayna ixtiraamka qaxootiga iyo muwaadiniinta rayidka ah ee...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay talaabooyin Somaliland ay kula kacday qaar ka mid ah dadkii ka horyimid heshiiskii badda ee madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu dhawaan Adis Ababa kula galay Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed. Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda...
 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumad ka helay dhiggiisa dalka Masar, Abdel Fattah el-Sisi. Wafdi sare oo ka socday dawladda Masar oo 7-dii bishan booqasho ku tagay Muqdisho, ayaa madaxweynaha Soomaaliya u geeyay casuumad uga timid madaxweynaha dalka Masar. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masar gaari doona maalmaha inagu soo...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saqdii dhexe ee maanta dalka dib ugu soo laabtay, isagoo soo gaba gabeeyay booqasho shaqo oo laba maalmood qaadatay oo uu ku joogay dalka Eritrea. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxa ay yeesheen wadahadallo qoto...