Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay horjoogayaal katirsan Alshabaab, kuwaas oo iskusoo dhiibay gacanta dowladda, iyagoo ka faa'idaysanayay cafis uu madaxweyne Xasan Sheikh u fidiyay qof kasta oo doonaya inuu si nabad ah ugu noolaado dalkiisa.
Dowladdu waxay sheegtay toddobaadyadii ugu dambeeyay, in boqol dagaalamayaal iyo horjoogayaal isugu jira oo ka...
Taliyaha hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa si adag uga hadlay dagaal beeleedyada kusoo noqnoqday xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe iyo isbaarooyinka la dhigto.
Taliyaha hay’adda Nabadsugida ayaa ugu horeyn ka hadlay dagaal beeleedyada soo laablaabtay, isagoo nasiib daro weyn ku tilmaamay...
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay kulan daahfuran la yeelan doonaan wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka XDS, si wax looga weydiiyo musuq maasuqo raashinkii loogu talagalay ciidanka DANAB, oo ah ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay tababareen Maraykanka.
Warsaxaafadeed uu guddiga soo saaray, ayuu wuxuu nasiib darro ku...
Wabiga Shabeelle ee dhaxmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa dhowrkii saacadood ee lasoo dhaafay keenay biyo aad u tiro badan oo cabsi xoogan ku beeray dadka ku nool xaafadaha Baledweyne.
newsinsdeBiyaha aadka u badan ee uu keenay wabiga Shabeelle ayaa yimid, kadib markii daadad badan oo ka...
3 xubnood oo ka tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa, ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii ay ka hor yimaadeen qorshe dad danyar ah lagaga rarayo goob dhisme laga dhisayo.
Xubnaha xabsiga la dhigay ayaa magacyadooda lagu sheegay Siikaawi, Siciid Jaamac iyo Fidaar, sida uu baahiyay MMTV booliiska ayaa jidhdil u gaystay...
Dowladda Mareykanka ayaa hakisay cunnadii ay siin jirtay ciidanka kumaandooska Danab, kadib markii ay soo shaac baxday musuq-maasuq ku saabsan iibsashada gargaarka cuntada iyo shidaalka ee lasiiyo ciidamada Danab.
Go’aanka lagu hakiyay raashiinkii Danab ayaa waxaa loo gudbiyay wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga iyo taliyaha ciidamada xoogga dalka Ibraahim Sheekh...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Dar es Salaam ee caasimadda Tanzania, isla markaana xarun u ah Ururka Bariga Afrika oo ay Soomaaliya dhowaan ku biirtay.
Madaxweynaha ayaa ka qeyb gali doono xuska sanad guurada 60-aad ee midowga Tanzania iyo qarannimadeeda. Inta uu joogo...
Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in xal laga gaaray colaad labo beelood ku dhex martay degmada Diinsoor ee gobolka Baay.
Wasiirka arrimaha gudaha, Cabdullaahi Xaaji Xasan waxa uu sheegay in labada beelood ay qaateen nabad. Ka dib dadaalo badan oo la sameeyay ayuu sheegay in lagu...
Amniga Xeryaha ciidamada Uganda ee Soomaaliya ayaad aad loo adkeeyay, iyadoo ay dhow dahay sannad guuradii koowaad ee weerarkii Buulomareer ee lagu dilay 54 kamid ah ciidanka Uganda.
Weerkaas ayaa sababay in ciidamada Uganda ay weli maskaxda ku hayaan digniin kasta oo ay helaan taliyeyaashooda inay si degdeg ah uga...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay howlgal culus oo maanta oa dhacay dhulka howdka ah ee ku yaala deegaanka Tabar mooge oo qiyaas ahaan 28 KM dhanka Waqooyi kaga beegan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya lagu sheegay in howlgalka oo ay iska kaashadeen...


















