Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta khudbad ka jeediyay shir laba geesoodka ah oo u dhexeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo ka dhacay magaalada Naitobi ee Caasimada dalka Kenya.
Shirkaan laba geesoodka ah waxaa ka qeyb galay xubno ka socday labada dowladood oo ay kala hoggaaminayeen...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo ay ku jiraan dhowaad 30 dal oo Afrikaan ah ay taageerayaan musharraxa Soomaaliya u taagan xilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee 2025-2028.
Wasiirka arrimaha dibbada ayaa sheegay in guul weyn ay u tahay...
Ugu yaraan 107 qof oo tahriibayaal ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa laga soo daayay magaalo ku taal koonfurta bari ee Liibiya, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada Liibiya.
Walid Alorafi, oo ah afhayeenka waaxda dambi barista ee (CID) ee Benghazi, ayaa sheegay in muhaajiriinta, lagu...
Shimbir haad ah ayaa ku dhintay magaalada Lawyo-caddo kadib markii ay xukuumada Somaliland u qaaday dalka Jabuuti si looga daweeyo dhaawac soo gaadhay.
Wasiirka Wasaarada Deegaanka Shukri Xaaji Ismaaciil Boondare, oo waraysi siisay BBC Somali ayaa sheegtay in shimbirkan oo ahaa nooc haadka kamid ah oo sii dabar go'aya uu...
Muxyadin Maxamed oo loo garan og yahay Muxyadin Show kana mid ah Wariyayaasha sida madaxa banaan uga howlgala Dowlad degaanka Soomaalida ayay Maxkamadda Gobolka Faafan ee Jigjiga ku xukuntay 2 sano oo xarig, kaddib markii lagu eedeeyay gudbinta hadallo naceyb oo bulshada iska horkeenaya iyo been abuur.
Haddaba Ururka Saxafiyiinta...
Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada ee dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa waxay soo saartay digniin dhinaca saadaasha hawada ah oo ku socota dadka ku nool degaanada ku dhow dhulka webiga Shabeelle.
Wasaaradda deegaanka ayaa sheegtay in webiga Shabeelle, dhanka magaalada Beledweyne uu cabirka wabiga kor u kacay una dhowaaday heerka uu...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa saakay u ambabaxay magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.
Xamse Cabdi Barre iyo wafdigiisa ayaa magaalada Nairobi u tagaya booqasho rasmi ah oo la xariirta xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dowladood ee Soomaaliya iyo Kenya.
"Ra’iisul...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Ciidamada Badda Turkigu anay ka hawlgali karin xeebaha Somaliland.
Kadib heshiiska ilaalinta badda ee ay wadagaadheen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga dad badan ayaa iswaydiinayay in Turkigu uu sidookale ka hawlgali doono xeebaha Somaliland iyo in kale, hadaba Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Ciise Kayd Maxamuud ayaa...
Dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadda Geeska Afrika ayaa u muuqata mid miro dhal ah, sida ay sheegayaan ilo diblumaasiyadeed.
Dowladda Itoobiya ayaa u sheegtay dublamaasiyiinta reer galbeedka sida ay uga go’an tahay ixtiraamka midnimada dhuleed iyo midnimo siyaasadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyadoo la raacayo Axdiga...
Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya ayaa la kulmay madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, iyagoo ka wada hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan dib u habaynta lagu sameeyay dastuurka dalka.
Madaxweynaha Puntland iyo safiirka UK ayaa yeeshay wada hadal ku saabsanaa muhiimadda ay leedahay in laga wada xaajoodo dib u habeynta...


















