Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta Dowladda Imaaraadka Carabta ka guddoomay laba gaari oo dab-damis ah oo casri ah, kuwaas oo lagu xoojinayo adeegyada gurmadka degdegga ah ee caasimadda.
Deeqdan ayaa qayb ka ah iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhexeeya Dowladda...
Wasiirka Gaadiidka ee Yemen, Dr. Cabdisalaam Xamid, ayaa magaalada caasimadda ku-meel-gaarka ah ee Cadan, kulan kula yeeshay safiirka Soomaaliya ee Yemen, Cabdulhakiim Maxamed, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada gaadiidka badda iyo hawada.
Wasiir Xamid ayaa kulanka ka sheegay in xiriirka taariikheed, bulsho iyo siyaasadeed...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaş, iyo madaxda sare ee Shirkadda Favori, oo gacanta ku haysa maamulka Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.
Intii uu kulanka socday, madaxa Shirkadda Favori ayaa...
Dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa mar kale xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta nabadda iyo xasilloonida gobolka Geeska Afrika, iyadoo shirkii 11-aad ee Madasha Sare ee Tana ee Amniga Afrika uu diiradda saaray doorka istiraatiijiga ah ee gobolkaasi ku leeyahay arrimaha amniga iyo horumarka qaaradda.
Maalintii ugu horraysay ee...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Mahad Abdirahman Aadan, oo loo yaqaan Taliye Shub’, ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin adag oo lagu xakameynayo isticmaalka daroogada iyo ka-ganacsiga hubka ee gudaha ciidamada, isaga oo ku baaqay in saraakiisha iyo shaqaalaha ciidamada ay muujiyaan daacadnimo iyo anshax sare oo shaqo.
Taliye Mahad ayaa...
Tuulada Kursi ee degmada Wajeer, ayaa si weyn looga ammaanay qoys Soomaaliyeed oo muddo ku dhowaad laba sano daryeelay haramacad dhal ah, kadib markii ay si lama filaan ah uga heleen meel cidla ah, sida ay sheegtay Wakaaladda Adeegga Duurjoogta Kenya (KWS).
Qoyska oo ay hormuud u yihiin Bashiir Cabdi...
Prof. Yahya Amir ayaa si kulul uga hadlay go’aanka Golaha Wasiirrada ee ku saabsan qaabka loo qeybiyay degmooyinka Muqdisho, isagoo ku tilmaamay mid aan sharciyad buuxda lahayn isla markaana ka hor imaanaya nidaamka federaalka ee Soomaaliya lagu dhisay.
Prof. Yahya, oo qoraal arrintan kaga hadlay, ayaa sheegay in Golaha Wasiiradu...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray ogeysiis rasmi ah oo lagu wargelinayo dhammaan xisbiyada siyaasadeed ee diiwaangashan, kadib markii la dhameystiray hubinta iyo diiwaangelinta astaamaha (calaamadaha) iyo lambarrada xisbiyada ee loo isticmaali doono doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee soo socda.
Sida lagu sheegay qoraalka ka soo baxay Xafiiska...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo uu guddoomiyey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Saalax Axmed Jaamac.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo dhowr ah oo muhiim u ah horumarka iyo maamulka dalka, gaar ahaan diyaar-garowga doorashooyinka qof iyo cod ee la...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa ciidamo dheeraad ah oo loogu talo galay xaqiijinta amniga magaalada Caasimadda ah geysay daafaha magaalada Muqdisho.
Ciidamadaan oo ah kuwa soda gaarka ah u tababaran ayaa la tilmaamay iney si gaar ah ula socon doonaan dhaq dhaqaaqa guud ee waxa soo galaya gudaha magaalada Muqdisho, si...


















