Thursday, August 6, 2026
Shirkadda Diyaaradaha Air Djibouti ee dalka Jabuuti ayaa dib u billowday duulimaadyadii rakaabka ahaa kaddib 14-sano oo aysan shaqeyn diyaaraddan, kaddib markii ay kacday shirkaddii diyaaradaha Jabuuti 2002-dii. Diyaaradda Air Djibouti oo loo yaqaan Diyaaradda Badda Cas ayaa Sannadkii 1963-kii oo dalkaas uu gumeysi ku jiray la aasaasay, waxayna ka...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud oo weli ku sugan magaalada Jigjiga ee xazrunta dowlad-degaanka Soomaalida dalka Itoobiya, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee maamulkaasi kula hadley odayaasha dhaqanka, hawlwadeenada iyo Shaqaalaha Rayidka ah ee deegaanka. Xasan Sheekh oo munaasabaddan uu ku wehliyay Madaxweynaha Dowlada Degaanka Soomaalida dalka Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar,...
Xubno ka socda Ibaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya iyo Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud madaxda ugu sareysa ayaa maanta kula ku yeeshey dhismaha ay hay'adda garsoorku ku leedahey magaaladan Muqdisho iyadoo dood iyo falanqeyn kadib leysku afgartey Qodobada soo socda:- 1 in leyska kaashado dhaqan gelinta,iyo dhawrista shuruucda dalka u degsan. 2 in...
Aqoon is-weydaarsigan lagu baranayay maamulka iyo maareynta oo ay bixinayeen Khuburo ka Socday Midowga Afrika ayaa ka socday Muddo Saddex Maalmood ah Xarunta Baarlamaanka Afrika ee Johannesburg, Koonfur Afrika, waxaana ka qayb-galay ku dhawaad 30-xildhibaan oo kala matalayay in ka badan labaatan wadan oo Afrikan ah. Xildhibaan C/lla Barqad oo...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa kasoo hor-jeestay qaar ka mid ah qodobadii laga soo saaray Shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka ee lagu soo Gaba-gabeeyay Muqdisho. Guuleed oo ka hadlay munaasabad lagu soo dhaweynayay oo Gaalkacyo ka dhacday ayaa sheegay inuusan ku Waafaqsaneyn Madaxda Madasha Labada Xubnood ee...
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaysan qayb ka ahayn Hannaanka Doorashooyinka Somalia ee dhici doona daba-qaayada Sannadkan lagu jiro, aysanna jirin cid ku metelaysa. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Somalia ay yihiin waddan jaar ah, ayna Somaliland gooni ka tahay Somalia, isagoo intaas ku daray...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo Wafdi uu horkacayo ayaa booqasho ku jooga magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad-deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya. Waa markii u horreysay ee Madaxweyne Somali ah uu booqdo Magaalada Jigjiga, taasoo booqashan ka dhigeysa mid Taariikhi ah, Qaybna ka ah xoojinta xiriirka labada dal ee dariska iyo...
Madaxweynayaasha Turkiga, Recep Tayip Erdogan iyo Ruushka Vladamir Putin ayaa kala saxiixday Heshiisyo kala duwan, kaddib kulan ay ku yeesheen magaalada St Petersburg ee dalka Ruushka. Kulanka ayay labada madaxweyne uga hadleen sidii ay xiriirkooda u xoojin lahaayeen, kaddib markii uu xumaaday dabayaaqadii sannadkii hore ee 2015 markaasoo ciidamada cirka...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa ogolaaday soo jeedinta magacaabista Wasiir-u-dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo dhawaan xilka loo magacaabay. Magacaabista Jen. Muun-gaab waxaa soo jeediyay RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke. Waxaana Madaxweyne Xasan uu sheegay inuu Tix-geliyay si rasmi ahna u ogolaaday soo...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa soo dhaweeyay jadwalka doorashooyinka Soomaaliya ee dhawaan lasoo bandhigay, isagoo ku tilmaamay guul weyn doorashada lagu wado inay sannadkan ka dhacdo Somalia. Ki-moon ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku xusay inay guul aad u weyn tahay in Madaxweynaha soo socda ee Somalia...