Tuesday, August 11, 2026
Ciidamada militariga Syria ayaa si buuxda ula wareegay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Siiriya ee Xalab kadib lix sano oo ay ku dagaalamayeen ciidamo daacad u ah Madaxweyne Assad iyo maleeshiyaadka kooxaha mucaaradka. Kooxdii ugu dambeysay oo isugu jirtey dagaalyhano ka tirsan mucaaradka iyo dad rayid ah ayaa khamiistii laga...
Dawlada Liibiya ayaa dib u soo celisay Afrikaan doonayay inay baddeeda ka tillaabaan. 140 Afrikaan ah oo macnaha ka yimid qeybo kale oo qaarada Afrika ah ayaa waxaa dib u soo celisay dawlada haatan ka jidha Liibiya. Dadkaa ayaa doonayay inay ka gudbaan badda Mediterranean dabadeedna ay galaan qaarada Yurub. Dadkaa...
Maanta oo ay taariikhu ku beegan tahay 22ka bisha December 2016ka, waa maalin ku asteysan sidda qorshuhu ahaa doorashada guddoomiyaha baarlamaanka cusub Soomaaliya ee sanadkan 2016ka,  taasoo muujineysa dib u dhac mar kale ku yimid doorashada. Jadwalka loo dajiyay doorashada oo ay horay ugu hishiiyeen hogaamiyayaasha madasha wadatashiga ayaa u...
Nigeria waxay ay la wareegtay 2.5tan oo "bariis caag ah" oo dalkaasi si qarsoodi ah lagu geliyay, waxaana laga keenay Shiinaha, sida saraakiisha dowladda dalkaasi ay sheegayaan. Waxaa arrintaasi lagu eedeeyay dad ay dowladda ku tilmaamtay damiir laawayaal ganacsato ah, sida laanta adeegyada macaamiisha ee dalkaasi ay sheegtay. Madaxa laanta sharciyeynta...
Saraakiisha Al-shabaab ayaa war ay soo saareen ku sheegay howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen gobolka Sh/hoose gacanta ku dhigeen askari ka tirsanaa ciidammada AMISOM. War lagu qoray baraha Internetka taageera ururka Alshabaab askarigan ayaa xilligii la qabanayay watay qori Ak-47 ah iyo afar qasnadood.“Howlgalka oo ay fuliyeen ciidamo...
Dowladda Turkiga ayaa lagu waramayaa in ay ku weyday dagaalka Syria 14 askari oo noqonaya tiradii ugu badneyd askar mar kaliya looga dilo dagaalka. Dagaalka oo dhacay shalay oo Arbaco aheyd ayaa ciidamada Turkiga waxay taageerayeen dagaalyahannada hubeysan ee ka soo horjeeda Daacish. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ahaa kii...
Ciidamadan oo mudo sedex bilood ah uu tababar uga socday xarunta tababarka ciidamada nabadsugidda Jubaland ee magaalada Kismaayo ayaa maanta loo soo gabagabeeyay, waxaa xiritaanka xafladda ka qeybgalay Madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee Jubaland, xubno ka tirsan golaha wasiirada Jubaland, Saraakiisha ciidamada nabadsugidda, kuwa Booliska, Taliska ciidamada daraawiishta Jubaland, odoyaal...
Saraakiisha ciidammada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti, ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray isbitaal gaar ah oo ay yeellayaan ciidammada militariga. Taliyaha ciidammada militariga gobolka Hiiraan Jen Towane Axmed Gurey, ayaa warbaahinta u sheegay in dhismaha isbitaalka iska kaashadeen ciidammada xoogga dalka...
Madaxweynaha waqtigiisii idlaadey Xasan SHeekh Maxamuud ayaa waxa uu geed dheer iyo mid gaaban u fuulayaa sidii uu ku heli lahaa dhaqaale uu doorashadaku maareeyo,waxaana illo xog ogaal ahi sheegeen in Lacagta uu hada heysto dhantahey 10,000,000 kaliya. Sida la xaqiijiyey Musharax Xasan waxa uu lacag ka waayey Dalka Sucuudiga...
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in  xeebaha magaaladaas ay ku degtay Doon siday shixnad kala duwan oo rarneyd ganacsato Soomaaliyeed. Wararka ku saabsan Doonta ayaa sheegaya in ay ka timid dalka, waxaana wararku sheegayaa in ay qalibantay markii ay u jirtay dekeda wax ka yar...