Wednesday, August 12, 2026
Gollaha wasiirada dowlad gobolleedka Puntland ayaa meel mariyay xeerka ilaalinta qaxootiga, kaddib  war saxaafadeed ka soo baxay shirkoodii toddobadlaha ahaa  ee Khamiistii shalay. Xeerkan ay isku raaceen gollaha wasiirada Puntland ayaa la sheegay in uu qeexayo cida loo aqoonsan-karro qaxootiga,waxaa kalo uu caddeynaya cida ay ka reeban-tahay in loo aqoonsado...
Rag hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsanaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya  ayaa toogtay nin wade ka ahaa gaari xiligaa marayay isgoyska dabka ee magaalada Muqdisho. Ninkii wadaha ka ahaa gaariga rasaasta lagu furay ayeey goob joogayaal sheegeen in uu waddada kala baxay, kadibna dul maray haween Qaad ku iibinayay...
Afar maxbuus oo ka soo jeeda dalka Yemen ayaa la geeyay wadanka Boqortooyada Sacudi Carabiya mid kamid ah talaabooyinkii ugu dambeeyay ee Madaxweyne Obama uu ku xirayo xabsigaas. Arinta ayaa imneysa kadib markii Aqalka Cad ee Maraykanka uu diiday dalab ka yimid madaxweynaha dhowaan la doortay Trump oo uu ku...
Waxaa maalmaha soo socda lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro Danjiraha cusub ee dalka Britain u fadhin doona Somalia. Danjiraha cusub oo lagu magacaabo David William Concar, ayaa kasoo jeeda deegaanka little Haywood ee magaalladda Stafforshire ee Gobalka England. Danjiraha cusub ee Britain ayaa dhowrkii sano ee ugu danbeysay...
Afhayeenka ururka Al-shabaab Sheekh Cali Max’uud Raagge oo wareysi siiyay TV-ga Al-Jazeera, ayaa ka hadlay aragtidooda la xiriirta doorashada ka dhaceysa dalka Soomaaliya. Cali Dheere ayaa sheegay in Soomaaliya xiligan aysan ka jirin wax doorasho ah, laakiin waxa ka socda lagu tilmaami karo sida uu hadalka u dhigay xulasho oo...
Waxaa la soo gabagabeeyay qabashada codsiyada musharixiinta guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, sida ay ku dhawaaqeen gudiga qaban-qaabada doorashada. Ilaa iyo hadda xilka guddoonka sare baarlamaanka waxaa isku diiwaan-galiyay oo isku soo sharaxay 22 xildhibaan oo dhamaantood  soo buuxiyay sharuudihii looga baahnaa. Hadaba Akhriso magacyada liiska musharixiinta oo la shaaciyay          
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka xarunta KMG ah Aqalka Sare ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo dhanka kale furay Kalfadhiga koowaad ee Aqalka Sare. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyey Safiirka Turkiga iyo Guddoomiyaha KMG ah ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa xarigga ka...
Dowladda Mareykanka ayaa mar kale ka hadashay arimo la xiriira doorashada Soomaaliya iyo baarlamaanka cusub ee dhawaan la dhaariyay,in kastoo buu yiri ay jiraan kuraas muran ku jira taas oo keeni karta kalsooni daro bulshada caalamka gaarta hadii aan qaanuunka dalka u yaal aan lagu xalin. Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda ee...
Ciidamada biliiska ee Kenya yaa muhaajiriin Soomaali ah ku xiray magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi-bari ee Kenya. Dadkaa ayaa ka koobnaa sideed qof waxaana shalay lasoo taagay maxkamad Gaarisa kutaala oo ku heshay in ay Kenya si sharci darro ah kusoo galeen kuna joogeen. Dadkaa ayaa la sheegay inay qaar kasoo...
Xildhibaanada doonaya in ay qabtaan xilalka Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa inta la ogyahey ku soo gabangaboobey in ay u sharaxanyihiin illaa afar xildhibaan kuwaas oo magacyadooda aan dib idinkaga sheegi doono. Sidoo kale kuxigeenka koowaad ee barlamaanka ayaa waxaa isu sharaxey illaa LIX xildhibaan oo midi ay gabar tahey,kuwaasoo dhamaantood isugu...