Agaasimaha nabadsugidda qaranka iyo taliyaha ciidanka boliska somaaliyed oo sheegey in ay ciidamo geynayaan meelaha alshabaab laga qabsadey…

0
559

Agaasimaha hey’adda nabadsugida qaranka md axmed macalim fiqi oo uu wehliyo taliyaha ciidanka boliska soomaaliyed sharif shikhunaa maye ayaa kormeer ku tegey degmooyin ka tirsan gobolka sh/hoose.

Taliyayaasha hey’adaha amniga ayaa waxaa halkaa kusoo dhaweeyey amaanduulaha ciidamada xogga dalka soomaaliyed c/kariim yussuf dhegabadan,isagoo sheegey in hey’adaha amniga laga rabo meeshii ciidamadu xoreeyaan in ay soo gaaraan si dhaqso ah.

Taliyeyaasha ayaa balan qaadey in ay ciidamo ka kala socda hey’adaha amniga sida nabadsugida iyo booliska,agaasimaha nabadsugida ayaa safar uu u raacey madaxweynaha soomaaliya dhawaan kasoo laabtey waana dublamaansi hore dalka soomaaliya u fadhiyi jirey dalka soomaaliya.