Sheekh Cali Max’uud Raage Sh.Cali Dheer Afhayeenka
Xarakada
Shabaabul
Mujaahidiin oo warbaahinta Ku Hadasho Afka Al.shabaab shir
Jaraa’id u qabtay ayaa ka hadlay
arrimo badan oo ka taagan dalka
Somaaliya.
Cali Dheere ayaa soo hadal qaaday
ka bixitaankii ay Xarakada Shabaabul-mujaahidiin
ka bexeen magaalada Kismaayo
isagoona farta ku fiiqay in
Ciidamada Kenya ay doonayaan in
Kismaayo ay hoos geeyaan
Gaarisa iyo Mandheere
ujeedkaasina uusan socan
doonin oo ay shacabka
Somaaliyeed iyo
mujaahidiintooda lajihaadayaan Sida Uu Sheegay Afahayeenka Guud Ee Dhaq Dhaqaaqa Shabaab Cali Max’uud.




