Mudane Xasan Sheekh Max’uud Madaxweynaha Jamhuuriyada
Federaalka Soomaaliya ayaa
maanta xafiiskiisa
madaxtooyada kuqaabiley
wafdi kasocda Ingiriiska, oo
booqasho kuyimi Magaalada
Muqdisho.
Wufuudi Maanta Soo Gaartay Magaalada Muqdisho ayaa Waxa Horkacayay Wasiirka Britain u qaabilsan
Horamarinta iyo wasiirka
arimaha Afrika ayaa
waxeyna kawada
hadleen xaalada Ammaanka,
siyaasada iyo Horumarinta
Dalka Soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya
Xasan Sheikh Maxamud ayaa Kulankoodi Kadib
saxaafada uga warbixiyey
waxyaabihii ay kahadleen isagoo
sheegey iney kawada hadleen
sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka
dhaxeeya Soomaaliya iyo Britian Iyo In Ay Dowlada soomaalia Ku Saacidi doonaan Dhismaha Warshadaha iyo inay Mashaaric u aburidoon.
Justine Greening Wasiirada Horumarinta
Caalamiga ee Britin oo la Hadleysey
saxaafada ayaa sheegtey in
dawladeedu ugu deeqdey lacag
dhan 38-milyan oo Pound, si
sadexda sano ee soo socota wax
uga qabato arimaha
ammaanka,cadaaladda iyo
dhisida Somalia
Tan Iyo Markii Xilka Madaxtinimo Ee Dalka Loo Dhaariyay Mudane Xasan ayaa Dowlada Britin waxa Ay Naqatay Tii Ugu Horeysay Oo Soo Bandhigto Lacago Ay Ugu Deeqeen Dowlada U Madaxweynaha Ka Yahay Xasan Sheekh.




