Xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed oo cambaareeyey duqeynta ay ciidamada kenya ka geysanayaan ciida soomaaliya/m/weynaha soomaaliyana ka codsadey.

0
519

Shir ay isugu yimaadeen xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna gudoominayey kusimaha gudoomiya xisbiga ahna gud.kuxigenka xmjs md.cali maxamed nuux timajilic ayaa waxaa lagaga hadley xaaladda gobolada jubooyinka iyo dhibaatada ay ku hayaan ciidamada kenya dadka rayidka ah,waxaana dood iyo falaqeyn kadib shirka kasoo baxey qodobadan:-

1 xisbiga midnimad jamhuuriga soomaaliyeed wuxuu cambaareynayaa duqeynta iyo cadaawadda ay ciidamada kenya ku hayaan dadka rayidka ah ee gobolada jubooyinka.
2 xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed wuxuu ugu baaqayaa m/weynaha somaaliya prof. Xasan sheekh maxamuud iyo xukuumada soomaaliya in aaney noqon damiir laawayaal dadkoodi la leynayo hadana iska fiirsanaya,waana in ay ka hadlaan kalana hadlaan dawlada kenya xasuuqa ay ku hayaan shacabka soomaaliyeed,isla markaana lala xisaabtamo ciidamada kenya dhibaatada ay u geystaan dadka riyidka ah iyo xoolahooda.
3 ugu danbey