Maanta oo ay bisha septenber 6-212 ayaa waxaa saxaafada kula hadley gud.kuxigenka xmjs cali maxamed nuux timajilic isagoo sheegey in ay ka tanasuleen tartanka doorashada m/weynaha isla markaana ay taageerayaan musharaxa kusoo baxa madaxweynaha soomaaliya.
Timajilic ayaa waxa kale oo uu sheegey in xisbigoodu hayo mashaariic wax ku ool ah oo qeyb ka qaadan karta dib u dhiska dalka iyo waliba shaqo abuuris baaxad leh isagoo sheegey in ay ogyihiin m/weynaha 4ta sano ee soo socota,diideyna in uu wax su’aallo ah ka jawaabo.
C/nuur axmed darmaan ayaa ah musharixii koowaad ee meel fagaare ah laga shaaciyo in uu isaga harey doorashada m/weynaha soomaaliya oo ay ku tartamayaan tiro ku dhaw ilaa 50 murashax,waxaana loo balansanyahey 10ka bishan sept insha allaah.