Askari Ka Tirsan Ciidamada Dkmg Ayaa Maanta Dhaawac Ugu Gaystay 2 Rux Oo Ku Sugnaaa Suqa Degmada Xamar Weyne Ee G/Banaadir.

0
594

(Wararka Soomaaliya Wakaaladda Soomaaliyeed Ee Warsom.com)

Askari ka tirsan ciidamada TFG-da ayaa maanta waxaa uu dhaawac ugu geystay suuq weyn degmada Xamar weyn ee gobolka banaadir 2 ruux oo rayid ahaa kagadaal marki uu ukeysanyay dhac mobile Kacmeeka ay kamdax adeegeen in ay dhiibaan dabadeena uu rasaa hugiyay ay 2di ruunx ay haleeshay Rasaati uu daah ka qaaday.

Dhanka kale waxaagoobta ku sugnaa qaar kamid ah ciidamada dowlda oo aanan wax talaabo ka qaadin Sida ay wabaahinta sahan u sheegeen dad goobjoogeyaa ah oo marki uu falka dhacaey goobta ku Sugnaa.

Inta badan waxaa dadka rayidka ah dhacyo in dilal noocaani oo kale ah u keysto rag ku labisan dareeska Ciimada dkmg somaali Mana ahan marki ugu horeysay oo askari katirsan ciimada dkmg uu falnoocaani Oo kale uu keysto bulshada rayidka ah.