cumar cabdulle jacfaan oo ah gudoomiyah degmada heliwaa ayaa waxa habeenkii xalay aheyd waxa uu ka badbaaday isku day dil oo lagu doonayay in lagu qaarijiyo.
dadka deeganka ayaaa waxa ay saxaafada usheegen in markaliya ay maqleen rasaas iyo madaafiic ay isdhaafsanayaan kooxahii weerarka ku soo qaaday hoyga gudoomiyaha iyo ilaalada gudoomiye jacfaan.
makala cada qasaaraha ka dhashay weerarkii xalay hase ahate weerarkani ayaa waxa uu ka dhigan yahay weerarkii saddexaad oo gudoomiyaha degmada heliwaa uu ka badbaado tan iyo markii uu noqday gudoomiyaha degmada heliwaa.
si kastaba ha ahaate degmooyinka gobolka banaadir ayaa waxa inta badan ka dhaca isku dayo lagu doonayo in lagu qaarijiyo gudoomiyaasha lex iyo tobanka degmo ee gobolka banaadir.
Xafiiska warqabadka warsom.com
Muqdisho,somaliya.