Labada Gole ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya Gudoonkooda oo Magacaabey Gudiga kmg ee Maaliyadda.

0
475

Guddoonka labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay guddigga KMG ah ee Maaliyadda BJFS. kaasoo ka kooban 16 xubnood.

Talaabadan ayaa ku soo aaday xili Baarlamanka Somalia la horgeeyey Miisaaniyada DF ee sanadka 2022 oo ay horey u soo ansixiyeen golaha wasiirada Somalia taasoo ku dhow aduun gaaray hal bilyan oo Dollar.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA