Maamulka Hirshabeele oo Shaqo Joojin Ku Sameeyey Hay’ado iyo Shirkado Ka Hawlgala Deegaano Hoos taga Maamulkaas.

0
541

Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Hirshabeelle ayaa shaqo ka joojin ku sameysay shirkaddo la howlgala degaanada hoos taga maamulkaas

Shirkadaha shaqo joojinta lagu sameeyey ayaa lagu eedeeyey iney ka dhaga adeygeen bixinta cashuuraha ku waajibay.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA SHIRKADAHA