Wararka Gudiga Hirgelinta Doorashada Hirshabbeele oo Shaaciyey Habraaca 3 kursi Deegaan Doorashadoodu Tahey Beledweyne. By Warsom - March 7, 2022 0 483 Facebook Twitter WhatsApp Linkedin Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) waxaa ay shaacinayaan magacyada odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada kuraastooda kala ah HOP010, HOP030, HOP066 kuwaasoo doorashadoodu ka dhaceyso magaalada Baladweyne.