Gudiga Hirgelinta Doorashada Hirshabbeele oo Shaaciyey Habraaca 3 kursi Deegaan Doorashadoodu Tahey Beledweyne.

0
483

Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) waxaa ay shaacinayaan magacyada odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada kuraastooda kala ah HOP010, HOP030, HOP066 kuwaasoo doorashadoodu ka dhaceyso magaalada Baladweyne.